U bood dhigaalka

Jubbaland oo Dib u Dhigtay Calaama saarka Madoobe

Sebteembar 25, 2019

Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in dib loo dhigay xaflada caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Lama sheegin waqtiga kale ee laga dhigay.

Qoraalka arrintaasi ku saabsan halkan ka akhri: