Madaxwaynaha Puntland Oo Ka Soo Laabtay Safar Uu Jabuuti Ku Tagey.
				Sheeko:Dalka			
			 
		Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhoweyto ka ambabaxay Jabuuti iyagoo kusii jeeda Caasimada Maamul Goboleedka Puntland ee Garoowe.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa sagootin loogu sii sameeyay garoonka diyaaradaha ee Caasimadda Jabuuti,iyagoo maalmihii la soo dhaafay howlo shaqo u joogay dalka Jabuuti.

Halkan Ka Eeg Sawiradda Soo Laabashada Madaxweyne Deni 
   
  
   
  
  
  
 
Goobjoog News