U bood dhigaalka

Puntland oo DF Ku Eedeysay Ficillo Iska Hor Keenis Ah, Ugana Digtay Faragelinta Doorashooyinka..

Luuliyo 21, 2019

Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ku eedeeyey falal iska horkeenaya umadda Soomaaliyeed, waxna u dhimaya midnimada, waxaa kale oo lagu eedeeyey in deeqaha u adeegsadaan xasilooni darro iyo  dano gaar ah oo ay ku gaaraan doorashada 2020/2021

Dhinaca kale, Puntland waxaa ay dowladda federaalka ah uga digtay faragelin ay ku sameyso doorashooyinka Galmudug iyo Jubbaland.

Halkan Ka Akhriso: