1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Wasaaradda Dastuurka oo ka Jawaabtay Dhaleecaynta Xildhibaannada iyo Ka-gaabsashada Buntilaan ee Latashiyada Dastuurka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soosaartay warsaxaafadeed taariikhdiisu tahay 27ka Janaayo, 2026, kaas oo ay kaga jawaabayso hadallo dhowaan ka soo yeeray qaar ka mid ah xildhibaannada Guddiga La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee Baarlamaanka.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Guddiga Doorashooyinka Uganda oo ku dhawaaqay natiijooyin horudhac ah Guddiga Doorashooyinka Uganda ayaa ku dhawaaqay natiijooyin horudhac ah oo ka soo baxay doorashada Madaxweynaha dalka, kaddib markii la tiriyay codadka ka yimid 93.61% goobaha codbixinta guud ahaan Uganda.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Dowladda Soomaaliya oo sare u qaaday dadaallada dib u eegista dastuurka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Guddiga Dib u Eegsita Iyo La-socodka Hirgelinta Dastuurka ee Baarlamaanka labadiisa aqal iyo Guddiga Madaxa-banaan ee Dib u Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Wasiirka Cadaalada oo Muqdisho Ka Furay Shir Wadatashi ah oo Ku Saabsan Arrimaha Dastuurka Wasiirka Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macalin ayaa daahfuray shir wadatashi ah oo Wasaaarada cadaalada iyo Arrimaha dastuurku la yeelaneyso Hay’adaha dowlada.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka Jubbaland Waxkabadel Ku Sameeyay Dhowr Qodob oo Dastuurka Maamulka ah Baarlamaanka Jubalaand oo wax ka badel ku sameeyay dastuurka maamulkaas ayaa meesha ka saaray qodobo dhowr ah, islamarkaana kuwo kale dib u eegis ku sameeyay oo hab kii hore ka duwan u dhigay.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 F𝐚𝐚𝐡 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐥𝐚𝐭𝐚𝐬𝐡𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝟓𝐭𝐚 𝐜𝐮𝐭𝐮𝐛 𝐝𝐢𝐛-𝐮-𝐞𝐞𝐠𝐢𝐬𝐭𝐨𝐨𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐊𝐌𝐆. Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐦 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 oo kulan fogaan arag ah la yeeshay wasiirada Dastuurka ee dowladaha xubnaha ka ah dowlada federaalka ayaa daahfuray
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Guddiga Dib-u eegista Dastuurka oo Bilaabay Diyaarinta Cutubyada 5-aad iyo 9-aad ee Dastuurka Guddiga Madaxa-banaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta dastuurka oo ku howlan diyaarinta cutubyo kamida dastuurka oo dib u eegis u baahan ayaa kulan ay yeesheen kaga dooday cutubyada 5-aad, 6-aad, 7-aad, 8-aad iyo 9-aad.
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Guulaha Dastuurka: 4 Cutub oo Muhiim ah u ah Qaran-dhiska oo Baarlamaanku Ansixiyay Dastuurka iyo qabyo tirkiisa waxaa uu ka mid ahaa arrimaha hortabinta u lahaa Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana labadii sano ee lasoo dhaafay lagu guuleystay in la ansixiyo 4 cutub.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Maamulka Puntland oo Ka Horyimid Ansixinta Dastuurka iyo War-Murtiyeed Kasoo Baxay Gabagabadii Shirkooda Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa guddoomiyay shir ay isugu yimaadeen golaha wasiirrada, waxaana lagu qaadacay go’aankii shalay Baarlamaanka labadiisa gole ay ku ansixiyeen Dastuurka 4-tiisa.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Ansixiyay 4-ta Cutub Ee Ugu Horeysa Dastuurka KMG ah Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey 4-ta cutub ee ugu horeysa dastuurka dalka, Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe.