4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Xildhibaannada Baarlamaanka oo Maanta Codka u Qaadaya Dastuurka, Wax Ka Baro Marxaladihii uu Soo Maray Waxkabedelkiisa Baarlamaanka Soomalaiya labadiisa gole oo manta kulan wadajir ah ku yeelanaya xarunta Villa Hargeysa ayaa lagu wadaa in ay ansixiyaan Dastuurka KMG ah oo muddooyinkii dambe kabis iyo waxkabedel lagu sameeyay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Akhriso Nuqulka kamadanbeysta ah ee Cutubyada Ee Dastuurka ee Waxkabedelka Lagu Smaeeyay iyo Sabtida oo La Ansixinayo Guddiga madaxabannaan ee dib u eegista dastuurka ayaa maanta xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda ka hor akhriyay nuqulka kamadambeysta ah ee dib u eegista lagu sameeyay Cutubyada 1-aad -4-aad
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka oo Maanta Lahorgeeyay Sida Wax Looga Bedelay 4-ta Cusub Ee Dastuurka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga 4-aad kulankiisa 30aad ee wadajirka ah ee Labada Aqal.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Guddiga Lasocodka Dastuurka oo Lagu Wareejiyay Nuqullada Cutubyadii Dib u Eegista Lagu Sameeyay Guddiga Dib u eegista iyo La-socodka Hirgelinta Dastuurka ayaa maanta oo taariikhdu tahay 26, Maarso 2024, Guddiga Madaxabanaan ee Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka kala wareegay nuqulka kama dambeysta.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Guddiga Madaxbannaan Ee Dastuurka oo Nuqulka Cutubyada 1-aad -4aad Ku Wareejiyay Guddiga Lasocodka Dasocodka Guddiga Madaxabannaan Dib – u- Eegista iyo Hirgalinta Dastuurka ayaa u soo bandhigay Guddiga La socodka Dastuurka BFS nuqulka kama dambaysta ah cutubyada 1aad-4aad , oo lagu dhafay natiijada aragtiyihii.
5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Kahor Bandhigga Aragtida Dadweyne iyo u Codeynta Baarlamaanka, Akhriso Heerarka ay Soo Mareen Doodaha Cutubtada 1-4aad ee Dastuurka KMG ah Waxaa Sabtidii oo uu dhacay kulanka 29-aad ee Labada Aqal ee BJFS, kuna beegnayd 23-kii bishan laasoo gabogabeeyay doodda madaxyada 3-aad iyo 4-aad oo ku jira Cutubka 4-aad ee wax-ka-bedelka Dastuurka KMG.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka oo Maanta Soo Gabagabeeyay Ka Doodista iyo Waxkabedelka Cutubka 4-aad Ee Dastuurka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 29-aad ee Labada Aqal ee BJFS. Kulanka Guddoomiyaha.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka oo Wada Ka Doostista Cutubka 4-aad Ee Dastuurka KMG Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan ku-xigeennada Lbada Aqal ayaa maanta shir guddoomiyay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka oo Wali Siiwada Ka Doodista iyo Waxkabedelka Cutubka 4-aad Ee Dastuurka Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa Maanta la filayaa inay kulan wadajir ah kuyeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, iyaga oo kaga hadlay ka doodista waxka bedelka Dastuurka dalka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka oo Siiwada Ka Doodista Cutubka 4-aad Ee Dastuurka iyo Waxlabedelkiisa Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 25-aad ee labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda.