2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Shirka Hormarinta Maaliyadda oo Nairobi Kusoo Gabagaboobay iyo Wasiir Biixi oo Ka Warbixiyay Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa ku soo gebogaboobay shirka horumarinta Maaliyadda ee IMF iyo hay’adaha Dowladda, kaasoo muddo toddobaad ah ka socday magaaladaasi.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasaaradda Maaliyadda Soomalaiya oo IMF Uga Warbixisay Muhiimadda Suuqa Bariga Afrika Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa waxa uu ku casuumay shirka horumarinta Maaliyadda ee IMF iyo Dowladda Soomaaliya Ergayga gaarka ah Dalalka Bulshada Bariga Afrika Mudane Cabdisalan.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda IMF oo Maanta Shir Uga Furmay Magaalada Nairobi Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo uu weyhiyo Wasiirka Wasaaardda Qorsheynta Qaranka iyo Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta daah-furay.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Waxa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho shir ay isagu yimaadeen Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Shirkii 21aad ee Wasiirada Maaliyadda DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo Muqdisho ka furmay Waxa maanta ka ka furmay magaalada Muqdisho kulan ay isku yimaadeen Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir. Shirkaan ayaa diiradda lagu saari doonaa.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Qaahira uga qeybgalay shir looga hadlayo arrimaha Dhaqaalaha iyo Maaliyadda dalalka Carabta Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta magaalada Qaahiro ee Caasimadda dalka Masar uga qeyb galay shirka 131-aad ee Wasiirada Maaliyadda dalalka Jaamacadda Carabta.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Magaalada Dubia Uga Qeybgalaya Shirka Sanadlaha ah Hey’addaha Maaliyadda Carabta Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan dalka Isutaga Imaaraatka Carab ayaa ka qeyb galay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hey’addaha Maaliyadda dalalka.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Hobyo: Khubaro ka socda Dekadaha Jibuuto oo ay Magaalada u tagay Howlaha Dekadda Magaalo Xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug uu sacdo Mashruuca dhismaha dekadda ayaa waxaa soo gaaray wafdi ka kooban Madax, khudaro iyo Injineero ka socday Dekaddaha dalka Jabuuti, kuwaas oo qeyb ka noqon doona.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka Dalka iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Bangiga Adduunka? Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa la kulmay Ku-xigeenka Madaxweynaha Bangiga Adduunka ee u qaabilsan Horumarinta Karaanka Aadanaha.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Akhriso: Qodobada Kasoo Baxay Shirka Wasaaradda Maaliyadda Federalka iyo Dowlad Goboleedyada Wasaaradaha Maaliyadda ee federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa galay shir u dhacay qaab fogaan ah, kaasi uu shir guddoomiyay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federalka Federalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige.