Hey’adda WFP oo Lix Bilood Kadib Gargaar Gaarsiisay Daarfuur iyo Macluul Baahsan oo Gobolka Ka Jirta Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa ka digtay in dagaalka ka socda Sudaan uu halis ugu jiro in uu abuuro dhibaatadii ugu darnayd ee macaluul ah, waxaana xaaladdii ugu adkeyd ay ka taagan tahay gobolka Daarfuur. 2 daqiiqo
2 daqiiqo Israel oo Lagu Eedeeyay Joojinta Gargaar Ku Socday Gaza iyo Qaramada Midoobay oo Macluul Ka Digtay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa weerar Afka ah ku qaaday Israa’iil Axaddii, isagoo ku dooday in “argagax iyo gaajo ay daba socdaan dadka Gaza” iyo in Israa’iil oo keliya ay meesha ka saari karto .
1 daqiiqo Muxuu Ahaa Ajandaha ay Kawadahadleen Safiirka China iyo Ku-xigenka Hey’adda Sodma Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed, Md. Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa maanta kulan mira-dhal ah la qaatay Safiirka Dowladda Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya H.E Fei Shengchao.
2 daqiiqo Dowladda Imaaraad oo Deeq Gargaar ah Ku Wareejisay Hey’adda Maareynta Musiibooyinka (SODMA) Hay’adda maareynta musiibooyinka ee SoDMA, ayaa maanta munaasabadd Kooban oo ka dhacday Garoonka Aadan Cade waxa ay dowladda Imaaraadka Carabta kala wareegtay Shixnad gargaar ah oo ka kooban qaybaha kala duwan.