1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Degmada Dharkenleey oo Martigelay Afur Wadareed uu Ka Qeybgalay Guddoomiye Madaale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Degmada Dharkeynley kulan Afur ah kula qaatay Maamulka Degmada, Odayaasha Dhaqanka.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Guddoomiye Madaale iyo Wasiirro Ka Tirsan Dowladda oo Kormeeray Fariisimaha Ciidanka Xasilinta Amniga Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Wasiirro mas’uuliyiin ka tirsan laamaha amniga ayaa kulan afur wadareed ah kaga qeyb galay.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Guddoomiye Madaale oo Dhagaxdhigay Waddo Cusub oo Garoonka Loo Marayo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax-dhigay Dhismaha Waddada Laamiga cusub ee Dalxoreeye, taasi oo isku xireysa Laamiga 21 October ee Degmada Waaberi…
2 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Booliiska Gobolka Banaadir oo Shaaciyay in Baaritaanno Lagu Hayo Dhacdadii Suuqa Siinaay Taliyaha qaybta Booliiska Gobolka Banaadir Macallin Cumar Muumin oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ay xireen ciidamo loo haysto in ay rasaas ku fureen Dad ku dibadbaxaya.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Bandhigga Suuqyada Muqdisho oo Caasimadda Laga Daahfuray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Bandhiga 5-aad ee Suuqweynaha Muqdisho, kaasi oo sanadkiiba mar Ganacsatada Gobolka Banaadir
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Guddoomiye Madale oo Kulan Soo Dhoweyn ah Muqdisho Ugu Culumo Ka Kala Timid Bariga Afrika Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan soo dhoweyn Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ugu sameeyay Culuma’udiin Soomaaliyeed.
2 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Guddoomiye Madaale oo Dhagaxdhigay Iskuul Farsamo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagaxdhigay mashruuca dhismaha Dugsiga Farsamada Gacanta oo laga hirgalin doonno Degmada Wadajir.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Wafdi Ka Socday Cumaan oo Soo Dhoweyn Loogu Sameeyay Hooyga Dowladda Hoose Ee Xamar Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar, soo dhoweyn ugu sameeyay Wafdi ka socda Dowladda Cumaan.