1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisulwasaare Xamse iyo Wakiilka Qaramada Midoobay James Swan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga kumeel gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Qaabilay Wafdi Ka Socday Hey’adda Sos Children’s Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa aqalka Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ay Hogaaminaysay agaasimaha Gobolka.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Ra’iisulwasaare Xamse oo Qaabilay Madaxa Guud ee Hey’adda Xuquuqda Caruurta Save The Childreen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa guud ee hey’adda Save the Children, Ms Inger Aishling oo soo gaaray Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Siihayaha Ergayga Xoghayaha Qaramada Midoobay James Swan oo Soo Gaaray Muqdisho Sii-hayaha cusub ee ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ee Danjire James swam ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana soo dhoweeyay masuuliyiin ka tirsan dowladda.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wadahadlay Qorshaha Kala Guurka Xafiiska UNSOM Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobay oo Hakisay Qeybinta Cuntooyinka Gargaarka ah ee Marinka Rafax Qaramada Midoobay ayaa ku dhowaaqday iney hakisay qaybinta cuntada gargaarka ah ee magaalada Rafax ee ku taalla dhinaca koonfureed ee Qaza, iyada oo ay ugu wacan tahay, saadka oo gababaabsi ah iyo xaaladdaha amni darrada.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobay oo Wakiil Cusub u Soo Dirtay Soomaaliya, Kadib Shaqojoojintii Catriona Laing Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres ayaa u magcaabay James Swan inuu noqdo sii hayaha ergeyga gaar ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya,
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobay oo Qorsheynaysa in Maalin Caali ah Laga Dhigo Xasuuqii 1995 kii ee Srebrenica ee Bosnia. Qaramada Midoobay ayaa qorshaynaysa inay soo saarto qaraar ku aaddan in 11-ka July ay noqoto maalin caalami ah oo lagu xuso xasuuqii 1995-tii ka dhacay magaalada Srebrenica ee Bosnia.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qarammada Midoobay oo Sheegtay in ay Israa’iil Ku Amartay inay Ka Qaxaan 100,000 oo Qof Waqooyiga Gaza Qarammada Midoobay ayaa sheegtay inay Israa’iil ku amartay inay ka qaxaan 100,000 oo qof waqooyiga Gaza, tan iyo markii Israel ay weerar ku qaaday marinka Rafax, bilowga Todobaadkii hore oo khasaare dhaliyay.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sharaxay Sababta Dowladda Soomaaliya u Xireyso Xafiiska UNSOM Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in ujeedka ugu weyn ee warqadaha kasoo baxay dowladda ee ku socda Xafiiska UNSOM uu ahaa in dowladda Soomaaliya