2 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Midowga Afrika oo soo dhoweeyay go’aanka Qaramada Midoobay ee muujinaya cabbirka dhabta ah ee Afrika Addis Ababa – Midowga Afrika (AU) ayaa soo dhoweeyay qaraar ay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ansixiyeen, kaas oo dhiirrigelinaya in khariidadaha dunida laga isticmaalo hab muujinaya cabbirka dhabta ah…
1 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Soomaaliya oo ka qaybgalaysa Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa hoggaaminaya wafdiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka qaybgalaya Kalfadhiga 49-aad ee caadiga ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Midowga Afrika oo Ballanqaaday Xoojinta Wadashaqeynta Soomaaliya si loo Adkeeyo Amniga Muqdisho, May 26, 2026 — Ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa howlgalka AUSSOM, El Hadji Ibrahima Diene, ayaa sheegay in Midowga Afrika uu sii xoojinayo…
3 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Maxay Soomaaliya uga dhigantahay ku guuleysiga kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midawga Afrika markii ugu horreysay taariikhda? Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay guul kale oo taariikhi ah, kadib markii ay si rasmi ah ula wareegtay 7dii bishan Abriil kursiga Nabadda iyo Amniga ee Midawga Afrika oo ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga, URURKA MIDOWGA AFRIKA Soomaaliya oo maanta Ka Mid Noqotay 15-ka Dal ee Hagaya Amniga Afrika Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay taariikhda si rasmi ah ugu fariisatay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga (PSC) ee Midowga Afrika, kadib doorasho ay ku heshay kalsoonida dalalka xubnaha…
1 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Midowga Afrika oo ka hadlay xiisadda milatari ee u dhaxeysa Mareykanka iyo Iiraan Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Mahmoud Ali Youssouf, ayaa muujiyay walaac xooggan oo ku aaddan duqeymaha la sheegay in Mareykanku, isaga oo kaashanaya Israa’iil, ka fuliyay gudaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah…
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad, URURKA MIDOWGA AFRIKA Muxuu ka dhahay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud guusha Soomaaliya ee kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan hay’adaha Qaranka, taas oo ku aaddan guusha taariikhiga ah ee dalkeennu…
1 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA DEG-DEG: SOOMAALIYA OO GUUL TAARIKHI AH KA GAARTAY DOORASHADII GOLAHA NABADDA IYO AMNIGA AFRIKA Soomaaliya ayaa goordhow gaartay guul weyn oo dhanka dublamaasiyadda ah ka dib markii ay si aqlabiyad leh ugu guuleysatay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika (AUPSC). Doorashadan oo…
1 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka 48-aad ee Golaha Fulinta AU oo lagu falanqeeyay Arrimaha Doorashooyinka, G20 iyo Mustaqbalka Midowga Afrika Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa ka qaybgalay furitaanka kalfadhiga 48-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika (AU), oo ka socda xarunta…
2 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Midowga Afrika oo Soo Dhoweeyay Saxiixa Heshiiska Doha ee u Dhaxeeya Dowladda DRC iyo AFC/M23 Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ayaa si weyn u soo dhoweeyay saxiixa heshiiska oo ay wada gaareen Dowladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo (DRC) iyo kooxda AFC/M23.