1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iran oo wada-hadallo cusub la galaysa dalalka Yurub Dowladda Iran ayaa wada-hadallo cusub la galaysa midowga yurub, ayadoo laga arrinsanayo barnaamijka nukliyeerka dalkaas todobaadyo uun ka dib dagaalkii dhex maray Israa’iil iyo Tehran iyo duqeymihii Mareykanka ee xarumaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Boqolaal maleeshiyaad Duruusiga Israa’iil ah oo ku sii qulqulaya Suuriya Boqolaal maleeshiyaadka Duruusiga ah ee ku sugan Israa’iil ayaa ku sii qulqulaya gudaha dalka Suuriya, gaar ahaan gobolka Suweydaa si ay ugu biiraan dagaalka aaggaas ka socda. Ciidamada Israa’iil ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tirada dadka ku dhintay dagaallada ka socda Koonfurta Suuriya oo sii kordhaysa Khasaaraha ka dhashay dagaallada socda gobolka Suweydaa ee koonfurta dalka Suuriya ayaa sii kordhaya, xilli walaac xooggan laga qabo inay xaaladdu faraha ka baxsan oo colaad sokeeye dib u qaraxdo.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Khasaaraha ka dhashay Dab ka kacay Ciraaq oo sii korortay Waxaa sii kordhay khasaaraha ka dhashay Dab qabsaday xarun ganacsi oo ku taal magaalada Kut ee dalka Ciraaq kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawaca toabanaan qof, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo duqeymihii ugu adkaa ka fulinaysa xarumaha dowladda Suuriya ee Dimishiq Military-ga maamulka Israa’iil ayaa duqeymihii ugu adkaa ka fuliyay xarumo muhiim ah oo ku yaalla caasimadda Suuriya ee Dimishiq, kuwaas oo ay ku jiraan Wasaaradda Gashaandhigga, Taliska Ciidanka, iyo goobo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Khasaaraha ciidanka Israa’iil ka soo gaaraya dagaalka Qasa oo kordhaya Ciidamada maamulka Israa’iil ayaa wajahaya iska caabintii ugu adkayd, ayadoo xoogagga falastiiniyiintu ay si maalinle ah u khaarijinayaan saraakiil sar sare oo militariga Israa’iil ka tirsan. Saacado yar ka hor…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Militariga Israa’iil oo qirtay inay si bareer ah u duqeeyeen haween iyo carruur ku sugan Qasa Militariga maamulka Israa’iil ayaa qirtay inay diyaarado aan duuliye lahayn ku weerareen dadka rayidka ah ee marinka Qasa, gaar ahaan haweenka iyo carruurta si looga hor istaago ku laabashada guryahooda.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qatar oo wada-hadallo u furaysa dowladda DRC Congo iyo jabhadda M23 Dowladda Qatar ayaa wada-hadallo nabadeed u billaabaysa dowladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo iyo jabhadda dalkaas ka dagaalanta ee magaceeda loo soo gaabiyo M23. Wakaaladda wararka ee France Press oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Khasaaraha ka dhacay dibadbaxyadii ka dhacay dalka Kenya oo sii kordhaya Tirada dadka ku dhintay dibadbaxyadii ka dhacay dalka Kenya ayaa sii kordhaysa, ayadoo la xaqiijiyay in geeridu hadda ay marayso ilaa shan qof, ka dib markii hal qof lagu toogtay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 4 qof oo ku dhintay doon ku qalibmantay dalka Indonesia Ugu yaraan afar qof ayaa la xaqiijiyay inay geeriyoodeen halka in ka badan 30 qof weli la la’yahay, kaddib markii dooni rakaab siday ay ku degtay badda, wax yar kaddib…