Soomaaliya iyo Kenya oo Gaaray Heshiis Iskaashi ah oo la Xiriira Duulista iyo Hawada Wasiirka Duulista, Marwo Fardowsa Cusmaan Cigaal ayaa maanta heshiis la xiriira Hawada iyo Duulista kula saxiixatay magaalada Nairobi, dhiggeeda dalka Kenya Kipchumba Murkomen. Heshiiskan ayaa bud dhig u noqonaya in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Gabdhaha Tartanka Aasiya oo Ka Cabanaya Falal Lagula Kaco Xilliga Isdiyaarinta Dhowr gabdhood oo ka qeybgala tartanka quruxda gabdhaha Asia, gaar ahaan kuwa kasoo jeeda Indonesia ayaa gudbiyay dacwad ku aadan kiisas la xiriira xad gudub lagula kacay gabdhahaan inta ay…
1 daqiiqo Ra’iisulwasaare Xamse oo La Kulmay Lataliye Xamse Warfaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Iinsaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka Mudane Xamse Warfaa oo soo gaaray dalka. Ra’iisul…
1 daqiiqo Guddoomiye Aadan Madoobe oo Qaabilay Ku-xigeenka Xogyaha Qaramada Midoobey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay u Qaabilsan Kaalmaynta Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho.…
1 daqiiqo Hooyo iyo Gabar ay Dhashay oo Lagu Helay Dilka Laba Wiil 2022-kii Gudaha England Mid ka mid ah hablaha saameynta ku dhex leh baraha bulshada iyo hooyadeed ayaa lagu helay dambi ah inay dileen labo nin oo dhintay markii gaarigii ay wateen wadada lagala…
2 daqiiqo Madaxweyne Deni oo Ku Dhawaqay Waqtiga Doorashada Madaxtinimada Puntland Dowlad Goboleedka Puntland ayaa u dabaaldegtay sanad guuradii 25-aad ee ka soo wareegtay markii dhidibada loo aasay 1-da August sanadkii 1998-kii, waxaana sanad guurada sanadkaan ay ku soo aaday xilli…
1 daqiiqo Milatariga Dalka Niger oo Ku Dhawaaqay Inqilaab Xukunka ay Kula Wareegeen Askar ka tirsan dalka Niger ee dhaca galbeedka Afrika ayaa khudbad ay ka jeediyeen TV-ga kaga dhawaaqay inqilaab ciidan oo ay xilka kula wareegeen hoggaanka dalkaasi Askartaasi waxa ay sheegeen…
1 daqiiqo Shirka Golaha Wasiirrada oo Looga Tacsiyeeyay Weerarkii Lagu Qaaday Kulyadda Jaalle Siyaad Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka, Mudane Xasan Macallim Maxamuud Shiikh Cali. Shirkaan ayaa looga…
2 daqiiqo Ra’iisulwasaare Xamse oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Kulyadda Jaalle Siyaad Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane , Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay qaraxii ay Al-shabaab dhowaan ka geysatay Kulliyadda Jaalle Siyaad oo uu tababar ugu socday dhallinyaro loo diyaarinayay…
3 daqiiqo Mucaaradka Puntland oo Madaxweyne Deni Ku Eedeeyay Fashilinta Wadahadalladii Socday Mucaaradka dowlad goboleedka Puntland ayaa siyaabo kale duwan uga hadlay go’aankii kasoo baxay golaha Wakiillada ee lagu ansixiyay furis iyo wax ka bedelka Dastuurka Maamulkaas, xilli wadahadlladii u dhaxeeyay labada…