2 daqiiqo Sheeko:War Iran oo Weerar Gantaalo ah Ku Qaaday Israel iyo Cabsida Ka Taagan Gobolka Bariga Dhexe Iran ayaa xilli dambe oo xalay ah waxay weerar aargudasho ah ku qaaday gudaha Israa’iil, weerarkaan ayaa waxaa ka qeyb qaatay 300 oo diyaaradood, kuwaas oo aan duuliye laheyn, waxaana muuqaallo .
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliiska Australia oo Toogasho Ku Dilay Nin Weerar Ku Qaaday Suuq Ku Yaallo Caasimadda Sydney Booliiska Australia ayaa sheegay in ay toogteen nin weerar toorrey loo adeegsaday ku qaaday lix qof oo ku sugnaa suuq weyn oo ku yaalla magaalada Sydney. Ninka ayaa Sabtida maanta ah lagu dilay xeebta Bondi.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxkamd Ku Taalla Kenya oo Lasoo Taagay Nin Lagu Eedeeyay Aasaasidda Ururka Daacish Maxkamad ku taalla wadanka Kenya ayaa lasoo taagtay nin lagu sheegay inuu yahay hoggaamiyihii ugu muhiimsanaa kooxda Daacish ee bariga Afrika, kaas oo doonayay inuu kooxda ka aasaaso gudaha dalka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu Mareykanku Kaga Walaacsan Yahay Xiriirka Sii-xoogeysanaya Ee Ruushka iyo Koonfur Afrika? Dowladda Mareykanka ayaa walaacsan xiriirka laba geesoodka ah ee sii xoogeysanaya ee u dhaxeeya dowladda Koonfur Afrika iyo Ruushka, taas oo sare u sii qaadaysa awoodda Qaaradda Madoow ay ku yeelanayso Moscow.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xamaas oo Si Adag Uga Hadashay Dilka Caruur uu Dhalay Hoggaamiyaha Siyaasadda Ee Ururka Xamaas Sarkaal ka tirsan Ururka Xamaas ayaa ku eedeeyay Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu inuu waxyeeleynayo wadahadallada xabbad-joojinta ka dib saddex wiil iyo afar caruur uu awoowe u yahay hoggaamiyaha.
1 daqiiqo Sheeko:War Lubnaan: Sarkaal Sare oo Ka Tirsanaa Xisbullah oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Koonfurta Dalkaasi Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay Isniintii inay fuliyeen duqayn dhinaca cirka ah oo ka dhacday Koonfurta Lubnaan, waxayna intaas ku dareen, inay dileen sarkaal sare oo ka tirsan ururka Xisbullah oo weerar ku haya.
2 daqiiqo Sheeko:War Hey’adaha Amniga oo Gacanta Ku Dhigay Eedeysanayaal Dilal Ka Geystay Muqdisho Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo kaashanaya Hay’addaha Amaanka ayaa sheegay in gacanta ay ku soo dhigeen eedeysanayaal tiradoodu gaareyso 5 qof, kuwaas oo loo heysto inay dil u geysteen 4 muwaadin, dilalkaas ayaa ka kala dhacay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhulgariir Xooggan oo Ku Dhuftay Taiwan iyo Khasaare Kale Duwan oo Ka Dhashay Dhul-gariirkii ugu xooganaa ee muddo 25 sano ayaa ku dhuftay dalka Taiwan dhinaca jasiiradda xilli subaxnimadii hore ee saaka, kaas oo burbur u geystay dhismayaal iyo waddooyin waaweyn, waxaana uu sababay dhimashada afar qof.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xisbiga Mucaaradku Ugu Weyn Turkiga oo Guulo Ka Gaaray Doorashooyinka Dowladaha Hoose Xisbiga ugu weyn mucaaridka Turkiga, ayaa guulo waaweyn kasoo hooyay doorashooyinki dowladaha hoos ee Axaddii shalay ka dhacay guud ahaan 81-ka gobol ee dalkaasi, halka xisbiga talada haya u uku guuldareystay.
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Maaliyadda oo Kulan La Qaatay Safiirka Dowladda Sweden Ee Soomaaliya Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta kulan muhiim ah kula qaatay xafiiskiisa xarunta Wasaaradda Maaliyadda Safiirka Dowladda Sweden ee Soomaaliya.