Dagaal Laga Cabsi Qabo Sudan Kadib Xilkaqaadistii Ku-xigeenka Mitariga, Magaalada Khartoum ee dalka Sudan iyo magaalooyinka kale ee dalkaasi ayaa waxaa laga soo wariinayaa in ay ka jirto xaalad deganaan ah, walow ay juraan walaac laga muujinayo inuu dagaal… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Qurbojoogta Turkida oo Maalintii Labaad Codkooda Dhiibanaya, Xilli Isxulufeysiga Xisbiya uu Bilowday Muwaadiniinta dalka Turkiga ayaa maalintii labaad codadkooda ka dhiibanaya wadamada caalamka goobo kamid ah oo loo asteeyay in ay ka codeeyaan Qurbajooga, Wareegga labaad ee doorashada, waxaana codeyntu ay socon…
2 daqiiqo Ra’iisulwasaare Xamse oo Furay Shirweynaha Dhallinyada, Isaga oo Baaq Diray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu dhaqangelinayo Siyaasadda Qaran ee Dhallinyarada. Shirkan oo ah kii 9-aad…
2 daqiiqo Wasiir Uureeyay Ku-xigeenkiisa iyo Arrintaas oo Buuq Ka Dhex Dhalisay Dowladda Wadanka Dimuquraadiga ah ee Gongo ayaa waxaa ka dhacday arrin dhif iyo naadir ah, taas oo baraha bulshada hadal heyn badan ka abuurtay, kadib markii saxaafadda dalkaas ay baahisay in…
1 daqiiqo Hoggaamiyaha Milatariga Sudan oo Shaqada Ka Ceyriyay Ku-xigeenkiisa Taliyaha ciidamada Sudan Lt Gen Abdel Fattah al-Burhan ayaa shaqada ka ceyriyay ku xigeenkiisa iyo taliyaha ciidamada degdega ah ee RSF Mohamed Hamdan Dagalo, oo loo yaqaan Hemedti, kaas oo…
2 daqiiqo IMF oo Soo Gabagabeeysay Dib -u – eegistii 5aad ee Barnaamijka Deyn Cafinta Soomaaliya Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa warbixin ka soo saartay heerka qiimaynta hannaanka dib-u-eegista 5-aad ee Barnaamijka Deyn Cafinta Soomaaliya. Guddiga Sare ee Hey’adda IMF ayaa soo gabagabeeyay dib u…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Shiikh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya Meertada 32-aad ee Shir-madaxeedka Jaamacadda Carrabta ayaa Khudbadiisa kula wadaagay Boqorrada, Amiirrada, Madaxweyneyaasha iyo Hoggaamiyeyaasha Carbeed horumarka ka jira…
1 daqiiqo Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Gargaar Macaawino ah u Dirtay Magaalada Baladweyne Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa caawa Gaadiid wada deeq Mucaawino ah u dirtay Magaalada Baaldweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan kadib fatahaad uu halkaas ka sameeyey Wabiga Shabelle…
1 daqiiqo Xukuumadda Soomaaliya oo Munaasabad Sagootin ah u Sameysay Danjirihii Hore Ee Mareykanka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa uga mahadceliyay Dowladda Mareykanka taageerada ay siiso Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee dhinacyada Amniga, La-dagaallanka Argagixisada, Waxbarashada, Arrimaha Bulshada…
2 daqiiqo Xaaladda Magaalada Khartoum oo Degan iyo Mucaaradka oo Lagu Eedeeyay Tacadi Ka Dhan ah Haweenka Magaalada Kharoum ee dalka Sudan ayaa waxaa ka jirta xaalad deganaan ah, kadib markii labada dhinac lagu cadaadiyay hirgelinta Xabadjoojintii ay ku gaareen magaalada Jeddah oo ay ku sugan yihiin…