1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad, War Akhriso:Ajandaha Madaxweyne Xasan Kala Hadlay Haweenka Ku Jira Labada Aqal ee Baarlamaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan wadatshi ah kula qaatay Xildhibaannada haweenka ah ee ka tirsan Golaha shacabka iyo Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:War, Wararka Cayaaraha Ciyaartooyda Galmudug iyo Hirshabeelle oo la Guddoonsiiyay Abaalmarinno ay Lacag kujirto Munaasabado kala duwan oo ka kala dhacay Muqdisho iyo Dhuusamareeb ayaa abaalmarinno ay ku jireen qaar lacageed waxaa la guddoonsiyay cayaartoyda Galmudug iyo Hirshabelle, kuwaas oo soo xiray tartanka dowlad…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Ka Shaqeynaya Heshiis iyo Xabadjoojin Ka Hirgasha Marinka Gaza Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa talaadada sheegay in hoggaamiyayaasha Xamaas ay ka soo jawaabeen hindisaha sii daynta la haystayaasha, kaasoo hakin doona dagaalka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Bin Salman iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka oo ka hadlay Xaaladda Gaza, Xuutiyiinta iyo Qaar kale oo Gobolka ah Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa magaalada Riyadh kula kulmay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salman, waxaana ay kawadahadleen arrimo dhowr ah oo ku saabsan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Itoobiya: Wasiir iyo Lataliye Abiy Axmed oo u Baxsaday Belgium Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Itoobiya, markii dambena ahaa La-taliyaha Amniga Qaranka ee Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed, Gedu Andargachew, ayaa wararku sheegayaan inuu si qarsoodi ah ugu goostay dalka Belgium.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Namibia Hoggaaminayay 33 sano oo Geeriyooday Madaxweynaha dalka Namibia Hage Geingob ayaa ku geeriyooday isbitaalka Lady Pohamba ee caasimadda Windhoek halkaas oo lagu daweynayay. Hagr ayaa geeriyooday isaga oo da’diisu tahay 82 jir, dalkaan ayuu soo hoggaaminayay
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka 85 Xarun u Duqeeyey si uu uga Aargoosto Duqeymihii Looga Dilay Askarta Bariga Dhexe Mareykanka ayaa qaaday duqeymo dhanka cirka ah oo loo geystay 85 xarumood, iyada oo lala beegsaday bartilmaameedyo dhowr ah oo ku yaalla Iran, Ciraaq iyo Suuriya , kadib markii weerar lagu dilay sedex askar.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Embakasi: Khasaare Naf iyo Maal leh oo ka dhalatay Gaari Gaas Sidday oo Qarxay Wararka ka imaanaya Embakasi oo ah duleedka caasimadda Kenya ee Nairobi ayaa sheegaya inuu halkaasi ku qarxay gaari sidday xamuulad Gaas, taasi oo sababtay in ay dhintaan 3 qof, kuna dhaawacmaan 300 oo kale.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Adis Ababa oo IGAD ka dalbatay Shir Madaxeed ay Noociisa Horay u diiday Dowladda Itoobiya ayaa urur-goboleedka IGAD ka codsatay in la qabto shir madaxeed aan caadi ahayn, kaas oo loo malaynayo in looga hadlayo xiisadda gobolka kusoo korortay ee Soomaaliya iyo Itoobiya u dhaxeeya inkastoo.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Pakistan: Ra’iisulwasaarihii Hore oo Lagu Xukumay 14 sano oo Xabsi ah Ra’iisulwasaarihii hore dalka Pakistan Imran Khan iyo Xaaskiisa Bushra Bibi ayaa lagu xukumay 14 sano oo xarig ah maalin uun kadib markii uu kasoo muuqday maxkamadda, xilli todobaad kadib loo dareeri doorashada guud ee dalkaasi.