2 daqiiqo Sheeko:War, Wararka Caalamka Madaxweyne Ruto oo Afrika Ugu Baaqay Iney Yeeshaan Suuq Furan oo Ganacsi oo Bilaa Shuruud ah Midowga Afrika (AU) ayaa in muddo ah waday hadafka ah fududaynta socdaalka bilaa fiisaha ah ee Qaaradda dhexdeeda, in kasta oo ay jireen heshiisyo heer Gobol ah iyo qabanqaabo laba geesood ah, horumarka laga gaaray socdaalka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Madaale ayaa Ankara Kula Kulmay Dhiggiisa Magaaladaas Mudane Mansur Yavaş. Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiya ayaa kulan la qaatay dhiggiisa magaalada Ankara.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub oo Ku Dhawaaqay Taageero Lacageed oo Lagu Kabayo Miisaaniyadda Soomaaliya 2024 Midowga Yurub ayaa Soomaaliya ugu deeqay deeq lacageed oo gaaraysa €89.5 Million oo Euro ah, lacagtaan €20 milyan oo kamid ayaa waxaa loogu talo galay in lagu kabo miisaamiyadda Dawladda Soomaaliya ee 2024
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Misaaniyadda 2024 Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2024 oo dhan $1,025,687,991.
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Nairobi shir Kula Yeeshay Wakiilla Hey’addaha Caalamiga ah Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxa uu kulan muhiim kula yeeshay qaar ka mid ah Safiirada iyo Wakiilada dalalka deeqbixiyayaasha caalamiga ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Turkiga oo Israa’iil Ku Tilmaamay Iney Geysanayaan Xasuuq Lamid ah Xasuuqii Hitler Ku Sameeyay. Madaxweynaha wadanka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo khudbad u jeediyay Baarlamaanka dalkiisa ayaa si adag uga hadlay dagaalka ka socda magaalada Gaza, isaga oo garab istaag u muujiyay ururka Xamaas uu ku tilmaamay koox difaacanaysa dhulkeeda.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Ra’iisul Wasaare Xamsa oo La Kulmay Danjiraha Malaysiya U Qaabilsan Bariga Afrika Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Malaysiya u qaabilsan Bariga Afrika Mudane Ruzaimi Mohamad.
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Madaale oo Wado Kale Ka Xarig Jaray Waaberi Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray dhismaha Waddada Laamiga Via Liberia ee Degmada Waaberi oo lagu dhisay isku-tashiga Bulshada.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isimada Puntland oo Shir Uga Furmay Garowe Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland waxaa maalintii labaad ka socda shirka isimada iyo dhaqanka, waxaana shirkaan looga hadlayaa sidii loo xalin lahaa arrimaha khilaafka ee ka taagan ismariwaaga doorashadda.
2 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Maaliyadda oo ka Warbixiyay Marxallada Hannaanka Dayn Cafiska Dalka Xilli ay wali taagantahay hadal-haynta marxallada uu marayo hannaanka dayn cafiska dalka ee ay garwadeenka ka yihiin Hay’adaha Maaliyadda Caalamka (IFs) oo isugu jira Bangiga Aduunka (WB) iyo Hay’adda Lacagta Aduunka (IMF).