2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Soo Dhaweysay Maamulka KMG ah ee SSC-Khaatumo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Axmed Macali Fiqi iyo hoggaamiyaha SSC-Khaatumo mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa goobjoog ka ahaa munaasabadda shaacinta Wadatashiyadii xukuumadda Soomaaliya iyo SSC-Khaatumo.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mullaxan Xasan Sabriye Afrax oo Muqdisho Ku Geeriyooday iyo Dowladda oo Ka Tacsiyeysay Allah unaxariisyee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Mullaxan Xasan Sabriye Afrax (Xasan Gareed) isaga oo ka mid ahaa hobollada Waaberi kaas oo ku geeriyooday muxamiisytayaashii ugu magaca dheeraa gudaha Soomalaiya.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Morocco Uga Qeybgalay Shirka Madaxda IMF, Bangiga Adduunka iyo Wasiirada Maaliyadda Afrika Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa uga qeybgalay magaalada Marrakesh ee dalka Morocco shirka Agaasimaha Guud ee Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF, Bangiga Adduunka iyo Wasiirada Maaliyadda dalalka Afrika.
2 daqiiqo Sheeko:War, Wararka Caalamka Biden ”Israel way ogolaatay in sahayda la gaarsiiyo marinka GAZA” Isbitaalada Gaza ayaa waxaa gebi ahaan ka go’ay daawadii iyo waliba shidaalkii ay ku shidan jireen matoorada
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga, War Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo shir ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya Todobaadkii lasoo dhaafay ayey dhanka xaduuda Masar la wadaagto Gaza ku xanib naayeen gaadiid badan oo gargaar u sida Gaza
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Baxdo oo Laga Xarig-jaray Garoon Diyaaradeed iyo Mas’uuliyiin Ka Qeygashay Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan xubo ka tirsan labada gole ee Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Dowladda Galmudug ayaa xarigga ka jaray garoonka diyaaradaha degmada Baxdo.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad, War Qodobo muhiim ah oo ka soo baxay kulanka MD Xasan Sheekh & Wasiirka Difaaca Kenya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga dalka Kenya mudane Aadan Barre Ducaale ayaa kala hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga labada dal ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Duqeymaha Israel Ee Magaalada Qaza Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay duqeynta ay Israa’iil ka geysatay Isbitaalka Al-Ahli ee Gaza kaas oo ay ku dhinteen boqollaal Falastiiniyiin ah, kuwaas oo tiro ahaan gaaraya in kabadan 500.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay oo Cambaareeyay Xasuuqa Ka Dhacay Falastiin Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo saaray bayaan uu ku cambaareynayo weerarka lagu qaaday isbitaal ku yaalla Gaza oo la tilmaamay in Israa’iil ay ku dileen shan boqol oo ruux.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Mareykanka oo Booqanaya Israel, Iyadoo Duqeymo Laga Fuliyay Rafax Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Arbacada bari ah booqan doona Israel, sida uu ku warramay xoghayaha arrimaha dibedda Antony Blinken, oo kulamo is-daba joogo ah la yeeshay ra’iisul wasaaraha Israel iyo madax kale.