2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Duqeymaha Qaza oo ay Ku Dhinteen 700 oo Falastiiniyiin ah oo ay Ku Jiraan 40 Caruur Magaalada Qaza ayaa ka sii socda duqeymaha ay geysanayaaan diyaaradaha dagaalka Israel, waxaana dagaallo iyo duqeymo maalintii afaraad isdhaafsanaya labada dhinac Milatariga Israel iyo Xamaas, xillii ay sii kordhayaan khasaaraha.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxkamadda Sare Ee Kenya oo Hakisay Ciidan Lagu Waday in ay Gaaraan Haiti Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa Isniintii ku dhawaaqday go’aan ay si ku-meel gaar ah ugu hakisay tallaabadii ay xukuumadda Kenya ay ku doonaysay inay ciidamo boolis ah ugu dirto dalka Haiti, ee ay ka jiraan falalka amni darri iyo xasarado.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wadamada Reer Galbeedka oo Laga Dhigay Bannaanbaxyo Lagu Taageerayo Falastiin Shucuubta ku nool wadamada reer Galbeedka ayaa muujiyay deereenkooda damqashada leh ee ku aadan dagaalka ka socda magaalada Qaza ee dhulka reer Falastiin, halkaas oo ay ku dagaalamayaan Israel iyo ururka Xamaas.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Magaalada Qasa oo Wajaheysa Duqeymo iyo Go’doomin, Xamaas oo Digniin Soo Saartay Waxaa maalintii afaraad ka dhacaya Magaalada Qasa dagaalka u dhaxeeya Xamaas iyo Israel, magaalada ayaa wajahaysa duqeymihii ugu adkaa ee dhanka circa, waxaana la duqeeyay goobo ay ku nool yihiin dad shacab ah.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Booqday Ciidanka Ku Tababaranaya Dalka Eritrea Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray xeryaha ay tababarka ku qaadanayaan ciidamada Badda iyo Cirka xoogga dalka Soomaaliyeed.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Maaliyadda oo Shirka Sanadlaha ah Ee IMF iyo Bangiga Adduunka Ka Qeygalay Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Maraakish ee dalka Boqortooyada Morocco, halkaas oo sanadkan lagu qabanayo shirka Sanadlaha ah ee Bangiga Adduunka iyo IMF.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Qaabilay Wafdi Ka Socday Dowladda Uganda Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda Uganda ee Dhanka Isdhexgalka Gobolka John Mulimba.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Shiinaha oo Go’aan Lama Filaan ah Ka Gaartay Dagaalka Xamaas iyo Israel Wasaaradda Arrimaha Dibedda Shiinaha ayaa Axaddii ka jawaabtay weerarka lama filaanka ah ee Xamas ay ku qaaday Israel, ayada oo ugu baaqeysa dhammaan dhinacyada inay muujiyaan is-xakameyn.
0 daqiiqo Sheeko:War Warbixinta Socdaalka Shaqo ee Madaxweyne Xasan Sheekh ku Joogo Dalka Ereteriya Madaxweynaha ayaa safar shaqo ku jooga Ereteriya oo ay tababbar gaar ah ku qaadanayaan qaar ka mid ah Ciidanka Qalabka Sida.
0 daqiiqo Sheeko:War Weerar la gu Qaaday Guriga Xildhibaan Maxamed Keerow oo ka Tirsan Golaha Shacabka Weerarkaan oo hoobiye loo adeegsaday ayaa sababay khasaare nafeed oo soo gaaray qaar ka mid ah qoyska xildhibaanka.