1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Duco ah oo Muqdisho Loogu Qatay Guddoomiyihii Hore Ee Gobolka Banaadir Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalay Munaasabadda Khatinka iyo Ducadda Tacsida Allaha u nasriixto Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir
1 daqiiqo Sheeko:War Danjire Warfaa oo Addis Ababa ku Qaabilay Safiirada Jaamacada Carabta iyo Germany ee Ethiopia Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa Addis Ababa ku qaabilay safiirka Jaamacadda Carabta ee Ethiopia Mudane Ambassador Dr. Walid Hamed iyo safiirka Germany ee Ethiopia Ambassador Spephan Auer.
0 daqiiqo Sheeko:War Hawlgal Ciidanku ka Fuliyeen Agaggaarka Jannaale Halgalkaan oo ciidanku ka fuliyeen tuulada Gerilow ee hoos tagta Jannaale ayaa ay cagta ku mariyeen maleeshiyo ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
0 daqiiqo Sheeko:War Buugga Ka-Dhawrsiga Caadooyin Dhaqameedka Miyi Magaalo Buuggaan ayaa ka diiradda saaraya dhaqannada dadka dooriya sida fadhikudirirrada iyo balwadda.
0 daqiiqo Sheeko:War Shirkadaha Dahabshiil oo Buundo ka Dhisay Magaalada Burco Guddoomiyaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil Group, Xaaji Maxamed Saciid Ducaale ayaa si rasmi ah xadhiga u ga jaray buundoay shirkaddu ka hirgalisay Burco.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya iyo Wafdi uu Hoggaaminaayo oo Gaaray Dalka Masar Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Qaahira ee dalka Masar.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Safar Ugu Ambabaxay Taliyaaniga, Isagoo Tagi Dalal Kale Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar shaqo ugu amba baxay magaalada Roma.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Dalka Kusoo Celisay Muwaadiniin Ku go’doomay Colaadda Sudan. Muwaadiniintaan oo ka kooban caruur iyo waalidiintooda oo ku noolaa dalka Sudan ayaa ka gudbay xadka dalkaasi uu la leeyahay dalka Ethiopia markii dagaaladu ka curteen Sudan.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad, War Madaxweyne Jamhuuriyadda oo Safar Ugu Ambabaxay Eritrea iyo Ujeedka Safarkiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya oo ay tababar gaar ah ku qaadanayaan qaar ka mid ah qeybaha kala duwan ee Ciidamada Xoogga.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Lagu Dilay Askar oo Ka Dhacay Degmada Baladxaawo Ee Gobolka Gedo Wararka naga soo gaarayo degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegay in qarax ka dhacay meel u dhow garoonka diyaaradaha uu sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaacaw oo soo gaartay askar ka tirsan xoogga dalka.