Wadaaddo Kaniisad oo lagu afduubtay dalka Cameroon Sideed qof oo ay ku jiraan wadaada kaanisadda Catholic iyo dad kale ayaa la soo warinaya in lagu afduubtay deegaan ku yaalla gobal dhaca koonfur galbeed ee dalka Cameroon. Weerarka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug oo Dhuusamareeb Ka Furtay Shir Dib-u- heshiisiin Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo Dib- u- heshiisiinta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay shir dib u heshiisiin beelo ku dagaallamay Gobolka Galgaduud ka furtay magaalada Dhuusamarreeb ee caasimadda maamulkaas, kulanka…
1 daqiiqo Wasaaradda Difaaca oo war ka soo saartay dagaalka ka socda gobalada dalka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo howlgallada ciidamada xoogga iyo shacabka deegaannada qaar ay ka wadaan maamulada Koonfurgalbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug. War ka soo baxay wasaaradda ayaa…
1 daqiiqo Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyay geerida xildhibaan Boorow Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo kamid ahaa mudanayaasha golaha shacabka. Xildhibaan Boorow…
1 daqiiqo Xildhibaan Booroow oo Muqdisho ku geeriyooday Allaah u naxariisto waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Mursal Booroow oo kamid ahaa mudanayasha golaha shacabka. Xildhibaanka ayaa ahaa mid laga soo doortay deeggannada maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya,…
2 daqiiqo Mareykanka Iyo Taliban oo Markale Maxaabiis Isweydaarsaday, Kadib Heshiiskii Doxa Mareykanka iyo Taliban ayaa markale isweydaarsaday maxaabiis ay kala heysteen, kuwaas oo labada dhinac u gacan galay kahor inta uusan mareykanku dib uga laaban duulaankii uu joogay dalkaas, kaas oo…
2 daqiiqo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Ka Qeyb Galay Furitaanka Shirka 77-aad Ee QM Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah xukuumadda federal ah ee Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac oo ku sugan magaalada New York ee dalka Mareyka ayaa waxaa uu ka qeyb galay…
1 daqiiqo Shirka Wasiirrada Arrimaha Ee Jaamacadda Carabta oo Ka Dhacay Magaalada New York Wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa ka qeyb galay shir wada tashi ah oo ay isugu yimaadeen waddamada ku bahoobay…
1 daqiiqo Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Oo La Kulmay Guddoomiyaha Golaha Sare Ee Warfaafinta Masar Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo uu wehliyo Safiirka soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa kulan la…
1 daqiiqo Wasiir Alcadaala iyo Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka oo Gaaray Galgaduud Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumadda federalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Shiikh Alcadaala iyo xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, iyadoo si diiran loogu soo dhoweeyay,…