1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasiirka Waxbarashada oo Kulan La Qaatay Xubno Ka Socda Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada ,Hiddaha, iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Shiikh Cabdulqaadir ayaa xaafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socda Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Saraakiil Ka Tirsan Xoogga Dalka oo Tababar Aqoon Kororsi ah Loogu Qabatay Baledweyne Hoggaanka isku xirka shacabka iyo ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ee (CIMIC) ayaa tababar aqoon kororsi ah magaalada beledwayne uga furay qaar kamida saraakiisha iyo saraakiil xigeenada hoggaanimta ee qaybta 27-aad.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday in ay Bilowday Qaadashada 3,000 oo Macalimiin Cusub ah Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee JFS ayaa sheegtay in markale ay qaadanayso macalimiin cusub, kuwaas oo tiradoodu gaareyso 3,000 oo macalimiin si loo xaliyo baahida waxbarasho ee ubadka Soomaaliyeed.
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Xabsi Miyaa Laga Sii Daayay Mise Xalqad Waxbarasho Ayaa u Dhammaatay Ardayda? Sanad walba waxaa dugsiyada sare ee dalka ka baxa oo ka qalin jabiya kumanaan kun oo arday ah, kuwaas oo ka tallaabay mid kamida ah jaranjarooyinka lama dhaafaanka ah ee waxbarashada udub-dhaxaad ah u ah
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Deegaannada SSC Khaatumo oo 33 Sano Kadib Looga Fariistay Imtixaanka Shahaadiga ee Dowladda Federalka Madaxweyne ku xigeenka maamulka Khaatumo iyo Masuuliyiinka kale ayaa 33 sano ka dib magaalada Laascaanood ka daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee ay qaadeyso Dowladda Federaalka Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Ra’iisulwasaare Xamse oo Daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad oo ay sanadkan u fariisanayaan ku dhowaad 40 kun oo arday.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada 37-kun oo Ardey oo Maanta u Fariisanaysa Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga sare Ardayda Dugsiyada sare ee dalka ayaa saaka u fariisanaya Imtixaanka shahaadiga ah oo ay qabanayso Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare Xukuumadda Soomaliya, kaas oo sanad waliba wasaaraddu qaado.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Laba Magaalo oo Kamid ah Khaatumo oo Markii Ugu Horreysay Looga Fadhiisanaayo Imtixaanka Qaranka 33 sano kadib waa markii ugu horreysay oo Diyaarad Wada Imtixaanaadka Shahaadiga ee dugsiyada sare ee dalka ka degto Magaalada Laascaanood.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Haweeney Jaamacad Ka Qalin Jabisay Iydoo 105 Sano Jir ah Waxaa dunida hadal-hayn ka dhalisay qalin-jabinta Haweenay 105 jir ah oo lagu magacaabo “Ginger Hislop”, taasoo ka qalinjabisay jaamacadda caanka ah ee Stanford university ee dalka Mareykanka.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Imtixaanka Shaadiga Fasalka 8-aad oo Maanta Muqdisho Sirasmi ah Uga Furmay Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad, ayadoo ay u fariisteen 35, 307 arday oo ka kala socda 656 dugsi oo ku yaalla gobolka Banaadir.