Guddoomiye Madaale oo Daahfuray Tartanka Qu’aan Akhriska Degmooyinka Gobolka Banaadir Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta furay wajiga 3aad ee tartanka Qu’aanka Kariimka oo ay ku tartami doonan 60-tartame oo ka kala… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Qaar Kamid ah Arday Jaamacadaha oo Muqdisho Tababar Loogu Soo Xiray Ku-simaha Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Gudoomiye ku xigeenka Maamulka & Maaliyadda; Mudane Ciise Mahamuud Guure ayaa u soo xiray tababar loo qabtay qaar ka mid ah arday dhigata jaamacadaha ku…
1 daqiiqo Akhriso: War-murtiyeedka Shirweynaha Waxbarashada Qaranka Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gabagabeeyay Shirweynaha Waxbarashada Qaranka, kaas oo muddo Shan maalin ah ka socday caasimadda dalka, shirkaan ayaa waxaa soo qabanqaabisay Wasaaradda Waxbarasha Hidaha iyo Tacliinta sare,…
1 daqiiqo Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Muqdisho Ka Furay Shirweynaha Waxbarashada Dalka Shirweynaha waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana shirkaan furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda, iyadoo ay ka soo qeyb galayaan bahda waxbarashada dalka oo ay ugu horeeyaan wasiirrada wasaaradda waxbarashada…
1 daqiiqo Maamulka Gobolka oo War Kasoo Saaray Imtixaanka Shahaadiga 2022-2023 Agaasinka Waxbarashada Gobalka Banaadir ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxaa dhamaan maamulka iyo waalidiinta Dugsiyada in ay diyaariyaan, hubiyaan xogta imtixaan-galayaasha fasallada 8aad iyo 12aad, ee dugsiga dhaxe iyo Sare,…
1 daqiiqo Hooyo Dhallan Sideed Cisho oo Kasoo Imtixaanka Macalimiinta Laga Qaadayo Maanta waxaa si isku mid ah magaalooyinka Muqdisho iyo caasimadaha dowlad goboleedyada ka furmay Imtixaanka 3000 ee macalin oo ay qaadaynayso wasasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare, kaas oo uu…
2 daqiiqo Ra’iisulwasaare Xamse oo Daahfuray Imtixaanka Malimiinta Ee Wasaaradda Waxbarashada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta daah furay Imtixaanka shaqaaleysiinta 3000(Saddex kun) oo Macallin oo ay qaadaneyso Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare. Ra’iisul Wasaaraha…
1 daqiiqo Wasaaradda Waxbarashada oo Shaacisay Liiska Macalimiinta Gudbay iyo Xilliga Imtixaanka Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa shaacisay liiska macalimiinta usoo gudbay imtixaanka dhowaan ay ku dhawaaqday in wasaarradu loo geli doono 3000 oo macalin oo…
2 daqiiqo Naadiga Ardayda Minxadda waxbarasho ee Hormuud Salaam Foundation oo maanta si rasmi ah loo daah furay iyadoo munaasabada ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin sare. Munaasabad lagu daahfurayay naadigii ugu horeeyay oo ay yeelanayaan ardayda deeqada waxabarashada ay siisay Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo ay ka soo qeyb galeen wasiirka Wasaaradda waxabarashada xukuumada Soomaaliya Faarax…
4 daqiiqo Keenista Qofwalba Miiska: Taageerida Hoggaaminta Wadaagga ah ee Waxbarashada Soomaaliya Colaadaha, musiibooyinka dabiiciga ah ee deegaanka iyo barakaca waxa ay adkeeyeen in waxbarasho tayo leh la siiyo carruurta iyo dhallinyarada Soomaaliyeed. Xasillooni darrada waxa ay caqabad ku noqotaa helitaanka waxbarashada,…