U bood dhigaalka

Sawirro: Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Galmudug iyo Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ah

Juun 25, 2019

Kulanka waxaa uu dhexmaray madaxweynaha Galmudug oo haatan ku sugan Cadaado iyo xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka ah.

Xildhibaannada waxaa ka mid ahaa: Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee aqalka sare Senator Abshir Axmed, Senator Cabdi Cawaale Qeydiid, Xildhibaan Saabir Shuuriye, Xildhibaan Mahad Salaad, Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa iyo qaar kale.

Sawirro: