3 daqiiqo Sheeko:Muuqaallo Maqaal Taxane ah: Xatooyadii Garoonka Diyaaradaha New York ( Qeybtii 1-aad) Halkani waa gegida diyaaradaha ama ayraboorka magaalada newyork ee kanadi, shaqaalaha shirkadda rarta alaabaha xamuulka ah ee luftaansa waxay diyaarinayaan shixnad ballaaran oo la doonayo in hiirta hore la daabulo.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Borussia Dortmund oo Gaartay Final-ka Chamions League, Xilli Real iyo Bayar Midkood Ku Qaabileysa Wembaley Borussia Dortmund ayaa muujisay deganaan aad u wanaagsan si ay u gaarto finalka Champions League ee seddexaad ka dib markii Mats Hummels uu qeybtii labaad ee ciyaarta ka dhigay kooxda martida ah inay 1-0 kaga badiyaan Paris Saint-Germain
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Mid Kamid ah Dhallinyaro Ku Dhaawacantay Shaqaaqo Ka Dhacday Boosaso oo Geeriyooday Ugu yaraan laba ruux ayaa ku dhaawacmay is rasaaseyn magaalada Boosaaso ku dhexmartay ciidanka amniga dowlad gobolleedyada Puntland iyo koox hubeysan oo la sheegey in ay hub kala soo degayeen meel aan ka fogayn Madaxtooyada Boosaaso.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Agaasimaha CIA-da oo Kusii Jeedda Israa’iil Xilli Mareykanka oo uu Joojiyay Hub Culus oo uu Siin Jirnay Agaasimaha CIA Bill Burns ayaa lagu wadaa in uu maanta u safro Israa’iil si uu ula kulmo ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, sida ay ilo qarsooni u sheegeen wakaaladda wararka ee Reuters.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya iyo Sweden oo Kala Saxiixday Heshiis Cusub Hantidhowraha Guud ee JFS Mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa saxiixay Is-afgarad laba-geesood oo u dhexeeya Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS iyo Xafiiska Hantidhowrka Qaranka ee Sweden oo kamid ah bahwadaagta XHGS.
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa kulan la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya, wuxuuna kala hadlay kaalintooda.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay Shir laba-geesood ah, Maxaa Lagu Heshiiyay? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyay shirka laba-geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya, ayaa xoogga ku saaray xiriirka taariikhiga ah.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiir Ku-xigeenka Gaashaandhigga XFS oo Daahfuray Shirka Qaran ee Maareynta Hubka Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray shirweynaha Qaran ee Maareynta Hubka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Khasaare Kale Duwan oo Ka Dhashay Dabaq Ku Dumay Koonfur Afrika Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay ku dhawaad 50 kalena waa ay ku xayiran yihiin ka dib markii uu dumay dhismo ku yaalla Koonfur Afrika.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Taliyaha Ciidanka Booliiska oo Kormeeray Iskuulka Barbaarinta Agoonta Booliiska Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto. Sulub Axmed Firin ayaa Kormeeray Dugsiga Hoose,Dhexe iyo Sare ee S/Guuto Maxamed Abshir oo ah Iskuulka Xarunta Barbaaribta Caruurta Boliiska Soomaaliyeed.