2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo lagu eedeeyay in Xabsi ay Ku Dhex Dishay Dhaqtar Falastiini ah oo Muddo Xirnaa Dhaqtar Falastiini ah ayaa ku dhintay xabsi ku yaalla Israa’iil kadib in ka badan afar bilood oo uu xirnaa, sida ay sheegeen ururada maxaabiista Falastiiniyiinta. Dr Adnan Al-Bursh, oo 50 jir ah, waxa uu ahaa madaxa lafaha cusbitaalka al-Shifa.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Dowladda oo Howlgallo Al-shabaab Kaga Saaray Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe Ciidamada dowladda oo taageero ka helaya kuwa deegaanka ayaa howlgallo dib uga bilaabay ka dhan ah Al-shabaab gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahaan deegaanno hoostaga degmada Mahadaay, ciidanka ayaa ku guuleystay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Saddex Dhallinyaro oo Loo Xiray Dilka Nin Kasoo Horjeeday Dowladda Hindiya Saddex muwaadin oo u dhashay dalka Hindiya ayaa lagu xiray dalka Canada, waxaana lagu soo oogay dacwado la xariira dilka hoggaamiyaha gooni-u-goosadka gobolka Sikh ee dalka Hindiya, kaasoo dhaliyay khilaaf diblomasiyeed.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Dalka Mauritania Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Macallin Fiqi ayaa Khamiista kulan doceed la yeeshay dhiggisa dalka Muritaaniya intii lagu guda-jiray kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda oo ay uga gogol-xaarayeen Meertada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Britain oo Bilowday Musaafurinta Dadka Magangalyo Doonka, Kadib Sharcigii Soo Baxay Dowladda Britain ayaa billowday howl-galo xiriir ah oo lagu xirxirayo muhaajiriinta si loogu diyaariyo in loo masaafiriyo dalka Rwanda, taasoo qeyb ka ah siyaasadda socdaalka ee Ra’iisul Wasaare Rishi Sunak.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Sarkaal sare oo ka tirsanaa Booliska Soomaaliya oo Muqdisho lagu dilay Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil Muqdisho loogu geystay Sarkaal ka tirsanaa ciidanka booliska Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Nin Muqdisho Ku Dilay Xaaskiisii Hore oo u Dhashay Saddex Wiil. Nin ku hubeysan mindi ayaa weerar ku qaaday guri ay degneyd xaaskiisii hore oo ku yaalla deegaanka Garasbaaley ee magaalada Muqdisho.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Ka Qeybgalay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Dalalka Islaamka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeybgalay Khamiista kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ay ugu gogol-xaarayaan Meertada 15aad ee Shir madaxeedka Islaamka.
3 daqiiqo Sheeko:Munaasabadaha Gaarka ah 3 May: Maalinta Xorriyadda Hadalka Adduunka, Xilli Dunida Wali Tacadiga Saxafiga Ka Taagan Yahay Maanta oo kale sanad weliba waxaa adduunka laga xusaa maalinta xorriyadda saxaafadda madaxa bannaan oo ku beegan 3-da bisha May, lana asteeyay sanadkii 1993-kii,ayadoo ay dunidu isku tabisaa muhiimadda iyo kaalinta ay hormar.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay Saddex nin oo ku eedeysan dilka wiil arday ahaa Ciidanka qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay edeysanayaal horay dil ugu geystay marxuum Cabdullahi Cabdi Isaaq oo 18 jir arday ahaa kuwaas oo in mudda ah lagu raad-joogay.