1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Diyaarad Nuuca Daroonis ah oo Ku Burburtay Degmada Taleex ee Gobolka Sool Sida ay tilmaamayso xogta laga helayo deegaanka kalcad oo ka tirsan Degmada Teleex ee gobolka Sool diyaarad nooca Drone-ka ah ayaa ku burburtay halkaa ka dib markii ay soo dhacday, ma cadda waxa ay qabanaysay.
2 daqiiqo Sheeko:War Maxaa Lagu Xaliyay Dacwaddii Fanaaniinta Caan ah ay Ka Gudbiyeen Shirkadda TikTok? TikTok oo xal u heshay dacwad ay kusoo oogeen fanaaniinta dunida ugu caansan Shirkadda TikTok ayaa malaayiin heeso ah ku soo celin doonta masraxa ka dib markii ay xalisay khilaaf kala dhexeeyay Kooxda Muusigga.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Muxuu Kaga Dhigan Yahay Guushii Soomaaliya ay Ka Heshay Shirkii Kusoo Gabagaboobay Gambia? Wasiirka hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya danjire Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo qoraal dheer ka sameeyay Shirkii dalalka islaamka ee dhowaan lagu soo gaba-gebeeyey magaalada Banjul ee dalka Gambia.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Turkiga oo Joojiyey Ganacsigii uu la Lahaa Israa’iil Sababo la Xariira Musiibada Bini’aadantinimo ee Gaza Turkiga ayaa hakiyay dhammaan ganacsigii uu la lahaa Israa’iil, sababo la xiriira duullaanka ay ku hayso Qaza, isaga oo sabab uga dhigay masiibada bini’aadantinimo ee ka sii dareysa ee marinka Gaza.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Soomaaliya oo Kaalinta Labaad Ka Gashay Dalalka ay Ku Nool Yihiin Haweenka Ugu Dhalmada Badan Caalamka Warbixin cusub oo ay saartay xarunta World of Statistics ayaa looga hadlay qiimeyn lagu sameeyay heerka dhalmada ee dalalka caalamka. Warbixinta waxa ay muujisay sida dalal badan dadkooda ay usii yaraanayaan sababo.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Mareykanka iyo Ruushka oo Sigtay Iney Ku Dagaalamaan Galbeedka Afrika Ciidan ka tirsan militariga Ruushka ayaa galay saldhig ay leeyihiin ciidamada cirka ee Niger oo ay ku sugnaayeen ciidamo Mareykan ah, sida uu wakaalada wararka ee Reuters u sheegay sarkaal sare oo ka tirsan gaashaandhigga Mareykanka.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKMAADDA GOBOLKA BANAADIR 30 Garsoore oo Kusoo Baxay Imtixaan Furan oo 2000 Ka Qeybgashay oo Muqdisho Lgu Dhaariyay Munaasibad lagu qabtay xarunta Maxkamadda Sare ee dalka, ayaa waxa si rasmi ah looggu dhaariyey 30 Garsoore oo dhawaan ku soo baxay tartan furan oo loo qabtay in ka badan 2000 oo tartameyaal ah.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka 5-aad Baarlamaanka Al- Qudus Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa khudbad ka jeediyay shirka 5-aad ee Baarlamaanka Al-Qudus.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka Dalka oo Kulan La Qaatay Wasiir Ku-xigeenka Cadaaladda Turkiga Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Caddaaladda ee dalka Turkiga Mudane Niyaz Acar.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Xeer-ilaaliyaha Qaranka oo Kulan La Qaatay Mas’uuliyiinta Hey’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleyman Maxamed Maxamuud ayaa shir la qaatay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed Marwo Xaawo Axmed Xasan oo ay wehliyaan la taliyaasha iyo agaasime waaxeedyada Hay’adda .