2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 11aad Mas’uuliyiin Ka Tirsan oo Shirka Baarlamaannada Dunida Uga Qeybgalay Magaalada Vienna Wafuud ka kala socda baarlamaanada dunida oo ay kamid ahaayeen Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow iyo Senator Cismaan Maxamuud Dubbe ayaa Soomaaliya uga qayb galay shirka xakamaynta iyo nabad u isticmaalidda Nukliyeerka.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada oo Toogasho Ku Fulisay Askar Dil Geysatay Qasaastan oo laga fuliyay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubinno ka tirsan maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, maamulka gobalka dhanka Galmudug iyo masuuliyiin kale.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Safar Ku Gaaray Magaalada Daaru-salaam ee Tanzania Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey caasimadda dalka Tansaaniya ee Daaru-salaam, halkaas oo xarun u ah Dallada Bulshada Bariga Afrika.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Gaashaandhigga oo Kulan Sagootin ah La Qaatay Ergayga Qaramada Midoobay ee Dowladdu Erisay Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan sagootin ah la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Ms. Catriona Laing.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xutiyiinta Yamen oo Weerar Ku Qaaday Maraakiib Mareykanka iyo Israel ay Leeyihiin Xuutiyiinta Yemen ayaa weerar ku qaaday saddex markab oo xamuul ah iyo markab dagaal oo Mareykanku leeyahay, waxayna tillaabadaa qaadeen muddo laba toddobaad gudohooda sida ay sheegtay kooxdan gacan saarka la leh iiraan.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo maalmahan ku sugan Magaalada Nairobi ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalkaas.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Howlgal Lagu Dilay 70 Al-Shabaab oo Lagu Dilay Mudug iyo Dowladda oo Ka Hadashay Sida lagu sheegay war qoraal ah oo ay dowladda Soomaaliya soo saartay In ka badan 70 Alshabaab ah ayaa la gu diley, halka 30 kalena lagu dhaawacay hawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka.
1 daqiiqo Sheeko:Aqalka Sare Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Safar Ugu Ambabaxay Dalka Turkiga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee dalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar ugu ambabaxay dalka Turkiga si ay uga qeyb galaan shirka baarlamaanada dalalka Islaamka.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Dowladda Soomaaliya oo Soo Saartay Go’aan Adag oo Ka Dhan ah Shirar Dalka Dibaddiisa Lagu Qabanayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada ayaa faray Hey’adaha Dowladda in aan lagu qaban karin meel ka baxsan dalka shirarka u dhexeeya heerarka kala duwan ee hey’adaha dowladda.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Qaramada Midoobey oo Ka Deyrisay Xaaladda ay Wajahayaan Kumannaan Reer Itoobiya ah Ayadoo dagaallo culus iyo kacdoonno waaweyn ka socdaan gudaha dalkaasi Itoobiya ayaa waxaa la soo warinayaa in xaalad bini’aadantinimo oo aad u liidataahi ay ka jirto waqooyiga dalkaas