1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qiimaha Shidaalka Caalamka oo Kordhay Kadib Weerarkii Iran Ku Qaaday Israel Qiimaha Shidaalka ee caalamka ayaa kor u kacay in ka badan 4% kadib weerarkii ay Israa’iil ku qaaday maamulka Israa’iil, taas oo keentay cabsi dunidu ay ka muujisay, Iran ayaa qeyb ka ah dalalka soo saarah Shidaalka.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Ku Baaqday Joojinta Dagaallada Ka Socda Koonfur Galbeed Wasaaradda arrimaha gudaha federalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo dagaalada ka socda qaar kamid ah deegaannada Koofur Galbeed.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo Kenya uga Tacsiyeysay Geerida Taliaha KDF L.t General Ogolla. Wasaaradda Gaadhaandhigga ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa dhiggeeda shacabka iyo Dowladda Kenya uga tacsiyeysay geerida Taliyaha Xoogga Dalka ee Kenya(KDF) L.t. General Francis Ogolla.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan oo Kulan Sagootin ah Sameeyay Safiirka Netherlands u Fadhiyay Soomaaliya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah la qaatay Safiirka Boqortooyada Netherlands u fadhiya Soomaaliya Amb. Maarten Brouwer, kaas oo muddadiisii shaqo ee Soomaaliya u dhamaaday.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dowladda Kenya oo Xaqiijisay Geerida Talihii Ciidamada Qalabka Siday iyo Madaxweyne Ruto oo Ka Hadlay Taliyihii ciidamada difaaca Kenya General Francis Ogolla ayaa la xaqiijiyay inuu ku geeriyooday shilkii diyaaradeed ee maanta dhacay, kadib markii ay qaraxday Hilikobter ay la socdeen 12 ruux oo taliyaha uu ku jiray.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Marinka Qaza Ku Tilmaamay Naartii Adduunka Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa sheegay in dagaalka ka socda Marinka qasa uu abuuray wax lagu tilmaami karo “Cadaabta adduunka”, isagoo carabka ku adkeeyay sida ay lagama maarmaan u tahay in gargaar.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Iran oo Shaacisay Iney Adkeyneyso Ammaanka Goobaha Nukliyeerka Lagu Sameeyo Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in xarumeheeda Nukliyeerku ay ammaan yihiin, islamarkaana ay si adag uga jawaabi doonto weerar kasta oo Israa’iil iyo xulufadeeda kaga yimaada .
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Kenya: Warar Kasoo Kordhay Helikobterka Burburtay iyada Ruto oo uu la Kulmay Golaha Amniga Qaranka Afhayeenka Madaxtooyada Kenya Xuseen Maxamed ayaa sheegay in goordhow Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto uu shir degdeg ah kula galay xarunta madaxtooyada Nairobi Golaha Amniga Qaranka ee Dalkaasi kadib burburkii.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga Dalka iyo Kuwa Deegaanka oo Howlgal Ka Dhan ah Al-shabab Ka Fuliyay Baay Ciidanka hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA Iyo Kuwa deegaanka oo iskaashanaya ayaa burburiyay Saldhig ay Alshabaab ku lahaayeen Tuulada Taflow oo 28km u jirta magaalada bardaale ee gobolka Baay.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Beeraha oo Shir Caalami ah Uga Qeybgalay Dalka Marocco Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdi Maareeye ayaa dalka Marocco uga qeyb galay shirka ay wasiirrada beeraha ee dalalka Afrika halkaa ku yeesheen.