1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Maaliyadda oo Kulan Mirodhal ah La Qaatay Madaxweynaha Bangiga Adduunka Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay shirka guud ee Wasiirada Maaliyadda Dalalka Afrika iyo Madaxweynaha Bangiga Adduunka, xili uu soconayo.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirka Soo Jireenka ah ee Ka Dhaxeeya Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Sucuudiga oo Si Adag Uga Hadashay Xasuuqa Lagu Hayo Reer Qaza Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudiga, Amiir Faysal Bin Farxaan ayaa sheegay in dunidu ay si weyn u buunbuunisay dilka 7 ruux oo samafalayaal ah, kuwasoo lagu dilay Gaza, iyadoo la iska indha tiray in ka badan 33,000
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Maalinta Dhirbeerista Soomaaliya oo Maanta Laga Xusay Qeybo Badan oo Dalka ah Ayadoo sanad walba Soomaaliya laga xuso maalinta dhir beerista oo ku beegan 17-ka Abriil ayaa munaasabad ballaaran oo arrintaa la xariirta waxaa lagu qabtay magaalada Balcad ee gobolka shabeelada dhexe.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ergayga Qaramada Midoobay Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa arrimo ku saabsan siyaasadda iyo ammaanka kala hadlay Wakiilka Qaramada Midoobey.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Odayaasha Dhaqanka Gobolka Bari oo Ka Horyimid Go’aanka Puntland Xiriirka Ugu Jartay Dowladda Qaar kamida odayaasha iyo waxgaradka gobolka bari oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa sheegay inaan la aqbali karin in midnimada dalka la dhaawaco, islamarkaana dowlad madax bannaan la sheegto.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Cusub Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda oo Sirasmi ah Xilka Loogu Wareejiyay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Jaamac, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xildhibaan Maxamed Aadan Macallin.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Dardargelinta Amniga Caasimadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Benaadir oo looga hadalay dardar gelinta.
1 daqiiqo Sheeko:Aqalka Sare Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dowladda Taliyaaniga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa qaabilay safiirka cusub ee Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya danjire Pier Mario Dacco’ Coppi.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Golaha Ammaanka oo Ka Dooday Sidii Falastiin Loogu Heli Lahaa Dowlad Madaxbannaan oo Gaar ah Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ayaa ka dooday ajande ku saabsan in falastiin loo aqoonsado dowlad madaxbannaan, islamarkaana ay xubin buuxda ka noqato Golaha loo dhanyahay ee Qaramada midoobay.