2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xisbiga Mucaaradku Ugu Weyn Turkiga oo Guulo Ka Gaaray Doorashooyinka Dowladaha Hoose Xisbiga ugu weyn mucaaridka Turkiga, ayaa guulo waaweyn kasoo hooyay doorashooyinki dowladaha hoos ee Axaddii shalay ka dhacay guud ahaan 81-ka gobol ee dalkaasi, halka xisbiga talada haya u uku guuldareystay.
1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Guddoomiye Madaale oo Kormeer Ku Tagay Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Xilli Habeen ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa caawa kormeer shaqo ku tagay Suuqa ugu weyn ee dalka Soomaaliya (Suuqa Bakaaraha) .
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Hey’adda Nisa oo Gacanta Ku Dhigtay Xubno Al-shabaab ah Gudaha Magaalada Muqdisho Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay labolaba xubin oo ka tirsanaa Al-shabaab kuwaasi oo doonayay inay falal amni darro ka gaystaan magaalada Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Safiirka Dowladda Shiinaha? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Danjiraha muddo xileedkiisa diblumaasiyaseed uu dhammaaday ee Jamhuuriyadda Shacbiga ah.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Saxiixay Nuqulka Dastuurka Baarlamaanku Meelmariyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Nuqulka Rasmiga ah ee Wax-ka beddelka cutubyada 1aad, 2aad, 3aad iyo 4aad ee Dastuurka JFS.
3 daqiiqo Sheeko:Aragti Soomaaliya: Maxay Ka Dhigan tahay in Laga Guuro Nidaamka Baarlamaaniga ah oo La aado Madaxtooyo? Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sabtidii ansixiyay 4-ta cutub ee ugu horreysa dastuurka KMG ah, kuwaas oo kala ah; Cutubka 1aad: Baaqa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cutubka 2aad: Xuquuqda Asaasiga Ah.
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Maaliyadda oo Kulan La Qaatay Safiirka Dowladda Sweden Ee Soomaaliya Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta kulan muhiim ah kula qaatay xafiiskiisa xarunta Wasaaradda Maaliyadda Safiirka Dowladda Sweden ee Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Doorashooyinka Dowladaha Hoose Ee Turkiga oo Dhacaya Maanta iyo Dunida oo Indhaha Ku Heysa Doorashada wadanka Turkiga ee dowladaha hoose ayaa maanta ka qabsoomeysa dalkaasi, waxaana indhaha ku haya caalamka isbedelka la saadaalinayo inuu ka dhici karo Turkiga, waxaa 81-ka gobol ee dalka Turkiga ay shacabka.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Maamulka Puntland oo Ka Horyimid Ansixinta Dastuurka iyo War-Murtiyeed Kasoo Baxay Gabagabadii Shirkooda Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa guddoomiyay shir ay isugu yimaadeen golaha wasiirrada, waxaana lagu qaadacay go’aankii shalay Baarlamaanka labadiisa gole ay ku ansixiyeen Dastuurka 4-tiisa.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Tallaabada Lagu Ansixiyay Dastuurka Guul Ku Tilmaamay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku boggaadiyey Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ansixinta.