1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Akhriso Nuqulka kamadanbeysta ah ee Cutubyada Ee Dastuurka ee Waxkabedelka Lagu Smaeeyay iyo Sabtida oo La Ansixinayo Guddiga madaxabannaan ee dib u eegista dastuurka ayaa maanta xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda ka hor akhriyay nuqulka kamadambeysta ah ee dib u eegista lagu sameeyay Cutubyada 1-aad -4-aad
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka oo Maanta Lahorgeeyay Sida Wax Looga Bedelay 4-ta Cusub Ee Dastuurka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga 4-aad kulankiisa 30aad ee wadajirka ah ee Labada Aqal.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Howlgallo Lagu Dilay In ka badan 80 Al-shabaab ah oo Ka Kala Dhacay Mudug’ Shabeellaha Dhexe iyo Bakool Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgallo ka kala dhacay gobollada Mudug iyo Galgaduud lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab, howlgalladaan ayaa ahaa kuwa ay iskakaashadeen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Magaalada Kampala oo Laga Daahfuray Bangi Islaami ah oo Dalkaas Laga Hirgeliyay Markii Ugu Horeysay Xafiiska madaxweynaha Uganda ayaa shaaciyay in laan ka tirsan Bankiga Salaam ee fadhigiisu yahay dalka Jabuuti Arbacadii laga daahfuray dalka Uganda, iyada oo bankigan uu yahay hay’ad maaliyadeed oo waafaqsan.
2 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Guddoomiye Madaale oo Amar Markale Duldhigay Gaadiidka Xamuulka ah iyo Maamulka Dekadda Muqdisho Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen JImcaale Madaale ayaa markale ku celiyay in socodka maalintii laga mamnuucay gudaha caasimadda gawaarida Kunteennarada Xamabaara, waxaa sidoo kale xadidaad.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirro Ka Tirsan Dowladda oo Booqday Ciidanka Xasilinta Caasimadda Muqdisho Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallin Fiqi oo caawa duleedka Muqdisho kula afuray Ciidamada Xasillinta ayaa khudbaddiisa kusheegay in tallaabadani ay tahay
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Shil Ka Dhacay Muqdisho oo Sababay Khasaare Kale Duwan Shil geystay khasaare kale duwan ayaa galinkii dambe ee manta ka dhacay isgoyska Jubba ee Magaalada Muqdisho, kadib markii gaari xamuul ah oo sidan Konteenaru u ku duldhacay baabuur caasi ah oo dad shacab ah.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA Golaha Wasiirrada oo Meelmariyay Heshiiska Qoodista Shidaalka oo Dowladdu La Gashay Turkiga Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo galabta yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa ansixiyey Heshiis ku saabsan soo saarista Shidaalka iyo Gaaska, kaas oo ay wada galeen Soomaaliya iyo Turkiga.…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Cusub Ee Dowladda Turkiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper Aktaş.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Senegal oo Waa Cusub u Baryay iyo 44 Jirka Lasoo Doortay oo Ballanqaadyo Sameeyay Dowladda Senegal waxa ay salaasadii kusoo toostay madaxweynaha cusub ee la doortay, Bassirou Diomaye Faye, oo hore u ahaan jiray kormeeraha cashuuraha oo siyaasadda ku cusub, iyadoo laga sii daayay xabsiga toddobaadyo .