2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Taliyaha Xoogga Dalka oo Galmudug u Tagay Sidii Dib Loogu Bilaabi Lahaa Howlgallada Al-shabaab. Taliyaha ciidanka xoogga dalka General Ibrahim Sheekh Muxiyadiin Cadoow ayaa socdaal ku maraya deegaanno kamid ah dowlad goboleedka Galmudug, isagoo u kuurgalaya xaaladda ciidamada iyo in dib loogu bilaabo.
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse” Waxaan u Baahan Nahay Hadda in Guddi Doorasho la Magacaabo” Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dhowaan la magacaabayo guddiga doorashooyinka Qaranka, taas oo ka dhiagan inaan dalku bari galin hibanti la’aan siyaasadeed.
2 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Ka Qeybgalay Afur Wadareedka Sanadlaha ah Xukuumadda iyo Bulshada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xmasa Cabdi Barre oo hadal ka jeediyey Affur Wadareedka Sanadlaha ah ee is aragga Xukuumadda iyo Bulshada Qeybaheeda kala duwan,
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sheegay in Dowladdu Hormarinayso xarumaha Diiniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay Tartanka Quraanka Kariimka ah ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa tilmaamay in dowladdu ay mudnaan gaar.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha Xsan oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirrada oo Dhowr Dal oo Taliyaaniga Kamid Yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Turkiga, Kuuriyada Koonfureed, Filibbiin iyo Sirilaanka.
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Ridday Sarkaal Ka Tirsanaa Kumaandooska Danab Labo Xidigle Mucaawiye Cumar Cusmaan Waasuge ayaa loo soo xiray ka mid ahaanshaha Al-shabaab iyo Jaajuusida Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan jiidaha hore ee dagaalka, Waxa uu dhabar jabin ku sameeyay.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah 100 Falastiiniyiin ah oo Lagu Dilay Weerarradii Ugu Dambeeyay Marinka Gaza Muddo 24 Saac ah. Waxaa isasoo taraya khasaaraha dhashay weerarrada Israel ay ku heyso Qaza, iyadoo la xaqiijiyay In ka badan 100 falastiiniyiin ah lagu dilay weerarradii ugu dambeeyay ee 24-kii saac ee ka dhacay Marinka.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIA Akhriso: Ajandaha Maanta Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay amniga dalka iyo howlgallada lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo Ka Qayb Gashay Shirka Sanadlaha ah ee Midowga Yurub Dowladda Soomaaaliya ayaa si rasmi ah loogu casumay ka qayb galka shirka sanadlaha ah ee Midowga Yurub oo looga hadlo ilaalinta iyo samata-bixinta arrimaha bulshada ee loo yaqaano Social Protection, kaasi.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka oo Wada Ka Doostista Cutubka 4-aad Ee Dastuurka KMG Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan ku-xigeennada Lbada Aqal ayaa maanta shir guddoomiyay.