2 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Akhriso: Sida Loogu Kala Tartamayo Guddoomiyaha Midow Afrika iyo Ku-xigeennadiisa. Midowga Afrika ayaa haatan wada dadaalkii ugu dambeeyay iyo diyaargarowga ku aadan doorashada guddoomiyaha guddiga midowga Afrika ee qabsoomaysa February 2025 oo ay ku loolamayaan dalalka Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxay Tahay Nuuca Dekadda Mareykanku Ka Hirgelinayo Gaza Si Gargaar Loogu Gaarsiiyo? Dowladda Mareykanka ayaa koox ka mid ah milatarigeeda u direysa Gaza si ay u dhisaan deked macmal ah oo badda dul sabeyneysa oo lagu doonayo in gargaarka lagu gaarsiiyo Gaza oo ay ka jirto xaalad adag oo dhanka nolosha ah.
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Rag Ku Eedeysan Hub ay Gacangaliyeen Al-shaabaab oo Kismaayo Markamad Lagu Soo Taagay Cabdifataax Nuur Cabdullaahi, Xassan Cabdullaahi Maxamed iyo Mukhtaar Maxamed Cali oo loo haysto in ay ku kaceen qayaano qaran, isla markaana ay la goosteen Gaari Hartop ah, qori dabajeex ah iyo qori AK47.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Kormeer Ku Tagay Xarunta Taliska Hey’adda Nisa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo Taliska.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Akhriso: Ajandaha Ay Ka Wadahadleen Hey’adda Duulista iyo Hey’adda ICAO Kulanka inta uu socday ayaa la boggaadiyay horumarada ay sida dhaqsada leh u gaartay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, halkaa oo sidoo kale lagu soo bandhigay warbixintii u dambeeysay ee qorsheynta.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Qaabilay Ku-xigeenka Ergeyga Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobey Soomaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Kuxigeenka cusub ee ergeyga xogheyaha guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Soomaaliya oo Ka Qaybgashay Kulan Looga Hadlay Doorashada Midowga Afrika ee 2025. Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa oo si buuxda u metelaya dawladda Soomaaliya ayaa xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa kaga qayb galay kulankii 22-aad.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dhacdo Naxdin leh: Ganacsade Ceego Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha Wararka naga soo gaarayo Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa sheegaya in guri ku yaalla halkaasi laga helay Meydka Aabe Da’ahaa, kaas oo wararku sheegayaan in la dilay habeenimadii xalay.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Mudug: Howlgal Lagu Dilay Hoggaamiyeyaal Al-shabaab oo Ka Dhacay Dumaaye Ciidanka Xoogga iyo kuwa deegaanka ayaa hawlgal qorsheysan ka fuliyay deegaan hoostaga magaalada Xarardheere ee Koonfurta gobolka Mudug, howlgalkaan ayaa ayaa lagu dulay hoggaamiyeyaal ka tirsan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Washington oo Ka Walaacsan Awoodaha Ruusha iyo Shiinaha Ee Ku Siibaaheysa Afirka Dalalka Shiinaha iyo Ruushka ayaa awoodoodu ku baahday qaaradda Afrika taasi oo khatar u ah danaha Washington ee qaraadda, waxaana soo baxaya walaac xooggan oo Mareykanku ka qabo arritaan iyo in ay gacanta ka baxdo.