1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah SSC Khaatumo oo Maxkamadda Dambiyada Adduunka(ICC) Geysay Baarista Gal Dacwadeed kadhan ah Somaliland iyo Madaxdeeda Maamulka Kumeelgaarka ah ee SSC Khaatumo ayaa maxkmadda caalamiga ah ee dambiyada ICC u gudbiyay gal dacwadeed kadhan ah Somaliland.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Askar Ku Eedeysan Dilka Taliyahooda oo Maxkamad Lagu Soo Taagay Dhuusamareeb Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ka billaabawday dhageysi dacwadda eedeysanayaal loo iney dil u geysteen Taliye Labo Xiddigle Mustaf Nuur Suudi.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Koox Burcad Badeed Soomaali oo Afduub Ku Heysata Markab iyo in ka badan 20 Ruux oo u Dhashay Bangladesh Burcad badeed Soomaali ah ayaa markab laga leeyahay dalka Bangladesh ku afduubtay xeebaha Soomaaliya, sida laga soo xigtay Ambrey oo ah Hay’adda la socota dhaqdhaqaaqa maraakiibta iyo ammaanka badda lagana.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Qaabilay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Hey’adda UNHCR Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta waxaa booqasho sharafeed xafiiskiisa ugu yimid mas’uuliyiinta UNHCR oo uu horkacayo Mr. Charles.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Hey’adda SODMA oo Gargaar u Dirtay Deegaanka Janaale oo ay Ku Sugan Yihiin Dad Danyar ah Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta waxa ay degaanka Janaale ee Gobolka Shabeellada Hoose u dirtay Doonyo sida shixnado mucaawino gargaar ah, kuwaas oo ka ambabaxay.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Gaaray Magaalada Paris Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa gaaray Magaalada Paris ee dalka Faransiiska halkaas oo uu u tagay dhameystirka iyo wada xaajoodka Wadamada ku bohoobay 𝐍𝐚𝐚𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐏𝐚𝐫𝐢𝐬 (𝐏𝐚𝐫𝐢𝐬 𝐂𝐥𝐮𝐛).
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Biden oo Ku Guuleystay Inuu Noqdo Musharaxa Xisbiga Dimuquraadiga Doorashooyinka November 2024 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay ku guuleystay in xisbiga Dimuqraadiga u doortaan musharraxa uga qeybgali doonaan doorashada madaxweynaha ee bisha Novermber, halka sidoo kale madaxweynihii hore.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Dhiiragelin ah u Sameeyay Ciidanka Dhoolatuska Kasoo Laabtay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan dhiiragelin ah kula qaatay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Kulan La Qaatay Wasiirrada Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedyada. Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa qaabilay wasiirrada arrimaha gudaha dowlad goboleedyada dalka oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Guddoomiye Aadan Madoobe oo Kulan La Qaatay Wakiillada Beesha Caalamka Ee Ku Sugan Muqdisho Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay wakiilada beesha caalamka ee ka howlgala Soomaaliya.