1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Gaashaandhigga oo Dhagaxdhigay Xarun Cusub oo Loogu Talogalay Taliska Dhulka Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa Maanta Dhagax dhigay.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Booliiska oo Sheegay in Gacanta Lagu Dhigay Hobiyeyaal Faro Badan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Hey’adda Sirdoonka Qaranka ee Nisa oo howlgal ka sameeyay degmada Deyniile ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay hub faro badan, howlgalkaan.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Maanta Xarigjaray Waddo Muqdisho Dhowaan Laga Hirgeliyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Qoraaga Buugga Hariwaa oo Qarashka Caafimaadkiisa uu Ballanqaaday Guddoomiyaha Madaale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigaayay Buuga la magac baxay HADHIWAA ee uu qoray Maxamed Muuse.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqanka & Buugta Boogga Hariwaa oo Muqdisho Lagu Soo Bandhigay iyo Mas’uuliyiin Kasoo Qeybgashay Munaasabadda Munaasabad heerkeedu sareeyo oo aad loo soo agaasimay laguna soo bandhigayay Buugga Hadhiwaa ee uu qoray Maxamed Haldoor ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka soo qeyb-galeen mas’uuliyiin
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dabkii Ka Kacay Suuqa Bakaaraha oo Lagu Guuleystay Daminteeda Dabkii saakay hore kacay suuqa Bakaaraha ayaa lagu guuleesatay damintiisa, kaas oo khasaare nafeed iyo hantiyadeed gaystay sida uu sheegay guddoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Indonesia: Daadad Ku Dhuftay oo Sababay Geerida 19 Ruux, Halka Tiro Kale Nolosha Lagu La’yahay Daadad xooggan iyo dhul go’ ku dhuftay jasiiradda Sumatra ee dalka Indonesia ayaa sababay dhimashada ugu yaraan 19 qof halka toddobo kalena la la’yahay, sida ay saraakiishu sheegeen, gurmad ayaa socda.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dab Xooggan oo Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Dab xooggan ayaa ka kacay suabxanimadii saakay suuqa weyn ee Bakaaraha, gaar ahaan goobaha ganacsi ee ku yaalla wadada isku xirta dhismaha shirkadda Somtel iyo suuqa Cabdalla-shideeye.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Xarunta Ka Hortagga Isbedelka Cimilada iyo Nabaadguurka oo Muqdisho Laga Hirgaliyay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xarigga ka jaray Xarun cusub oo qayb ka qaadanaysa ka hortagga isbeddelka cimillada iyo nabaadguurka deegaanka.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qeybgalay Munaasabadda Qalinjabinta Jaamacadda Umadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabadda qalinjabinta dufcadda 22-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ka hadlay mudnaanta.