1 daqiiqo Sheeko:GOBOLKA BANAADIR Guddoomiye Madaale oo Dhagaxdhigay Waddo Cusub oo Garoonka Loo Marayo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax-dhigay Dhismaha Waddada Laamiga cusub ee Dalxoreeye, taasi oo isku xireysa Laamiga 21 October ee Degmada Waaberi…
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Degdeg: Maxamadda Gobolka Banaadir oo Xukun Dil ah Ku Ridday Sayid Cali oo Xaaskiisa Gubay Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil ah ku ridday Sayid Cali Macalin Daa’uud oo lagu helay inuu si ula kac ah xaaskiisa u gubay oo lagu magacaabi jiray Luul Cabdicasiis Maxamed oo tan iyo markii.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Guddoomiye Madaale: “Police militaire” oo Ramadaanka Sugi doona Amniga Caasimadda Muqdisho Ciidamada gaarka ah ee “police militaire” ayaa lagu wadaa in ay bisha barakeysan ee Ramadaan sugaan amniga caasimadda ee Muqdisho, kadib muddo sanad ah oo ay ammaanka caasimadda gacanta ku hayaan ciidanku.
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Wax Ka Ogow Sababta Labo Maalin ay Hakad ugu Jiraan Duulimaadyadii Gudaha Soomaaliya, Gadood iyo Dibadbaxyo Socda Waxaa hakad ku jira maalinta labaad duulimaadka diyaaradaha ee gudaha dalka ee ka baxa garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde Airport iyada oo fowdo iyo jahowareer uu ka jiro gudaha garoonka.
1 daqiiqo Sheeko:SHIRWEYNAHA CULIMADA Shirkaweynaha Culimada Salafiga Soomaaliyeed oo Muqdisho Ka Furmay Shirweynaha Culimada dacwada Salafiga Soomaaliyeed ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo ay ka soo qeyb-galeen mas’uuliyiin kale duwan oo ka socda Culimaa’diinka, dowladda iyo qeybaha kaleee bulshada.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA SARE EE DALKA Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Uganda Uga Qeybgalaya Shirka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa magaaladda Kampala waxaa uu uga qeybgalayaa shirka guddoomiyeyaasha maxkamadaha sare ee dalalka qaaradda Afrika oo sannadkaan.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Akhariso: Ajandaha ay Ka Wadahadleen Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Madaxa SSF Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa kulan gaar ah la qaatay Bianca Jinga oo ah madaxa cusub ee barnaamijka SSF wejigiisa 3-aad iyada oo labada dhinac
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisulwasaare Xamse oo Soo Xiray Wajiga 2-aad Ee Shirka Aragti-wadaagga Ee Heritage Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo xiray wajiga labaad ee Madasha Aragti-wadaagga Soomaaliyeed ee Heritage, taas oo lagu gorfeynayey kobcinta dhaqanka nabadda Geeska Afrika,…
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA RW Xamsa”Weli waxaan rajo ka qabnaa in Itoobiya ay Ka Noqon Doonto Heshiis Beenaadkii” Ra’iisul Wasaaraha XFS , Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in ay rajo ka qabaan in Itoobiya ay ka laabato heshiis beenaadkii ay la gashay hoggaanka maamulka Soomaaliland, wuxuuna xusay in ay danaynayso Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Daah-furay Madasha Isku-duwidda Horumarinta Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa furay Shirka Madasha Isku-duwidda Horumarinta, kaas oo lagu soo bandhigayey guulaha ay Xukuumaddu xaqiijisay.