1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Turkiga, Muxuu Yahay Ujeedka Safarkiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Antalya ee dalka Turkiga.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Isbedelka Cimilada Adduunka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyay Meertada 6aad ee Shirka Qaramada Midoobey ee Isbeddelka Cimilada Adduunka oo ka furma.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ra’iisulwasaare Xamse oo Daahfuray Howlgelinta Maxkamadda Xabsiga Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo daahfuray howlgelinta Maxkamadda Xabsiga Muqdisho ee ku yaal KM7 oo loo dhisay qaab casri ah.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Guddoomiye Sacdiya oo Soo Xirtay Madasha Latashiga Waxkabedelka Dastuurka Ee DF iyo DG Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta soo xirtay Shirka latashiga hay’adaha dowladaha xubinaha ka ah DFS.
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya Ku Heshiiyay Tayeynta Waxbarashada Dalka. Kulan u dhaxeeyay wasiirka wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federalka Soomaaliya mudane Faarax Sheekh Cabdulkadir iyo madax hey’adda US-AID ee Soomaaliya marwo Nouane Duncan-Jones.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan La Qaatay Madaxweyne William Ruto Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Kenya dhiggiisa dalkaas Mudane William Ruto, kaas oo looga hadlay arrimo dhowr ah.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Nairobi uu Ka Dhacayo Shirka Cimilada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Nairobi halkaas oo uu kala qeyb-galayo Madaxda Caalamka Meertada 6-aad ee Qaramada Midoobeey ee Isbeddelka Cimilada oo lagaga arrinsanayo…
2 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Puntland: Golaha Wasiirrada Xukuumadda Puntland oo Garoowe Looga Dhawaaqay Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhuwaaqay xukuumadda golaha wasiirrada maamulkaasi, taas oo ka kooban 21 Wasiir, kadib markii dhowaan loo dhaariyay madaxweynaha maamulkaasi.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Shirka Mabaadii’da Nabadda Ee Soomaaliya oo Muqdisho Lagu Daahfuray Ra’isul wasaaraha XFS mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta ku daahfuray caasimadda munaasabadda Mabaadii’da Nabadda ee Soomaaliya”, waxaa uuna ka hadlay qiimaha ay nabaddu leedahay.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka Soomaaliya oo Siiwada Ka Doodista Cutubka 2-aad Ee Dastuurka iyo Waxkabedelkiisa Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya oo kulan labdiisa gole ay wadajir isugu yimaadeen xaranta Villa Hargeysa ayaa waxaa wali sii socota doodad ku aadan arrimaha Dastuurka dalka.