1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ra’isulwasaare Xamse oo Kula La Qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka dhageystay warbixinno ku saabsan horumarrada laga gaaray adeegga iyo maamulka Hawada Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada oo Xukunno Kale Duwan Ku Ridday Askar Ku Eedeysan Dhacdadii Siinaay 2023 Dable Xoogga Arwaax Ibraahim Axmed, Axmed Ibraahim Axmed, Dable Xoogga Maxamed Shariif Rooble Maxamuud ( Oo Maqane ah), iyo Abshir Axmed Xasan Cabdi Jalaf (Oo Maqane ah) ayaa lagu soo eedeeyay dembiga.
2 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka Booliiska oo Gacanta Ku Dhigay Lix Ruux oo Lagu Eedeeyay Dilka Sarkaal Ka Tirsanaa Duulista Rayidka Ciidanka Boliiska ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay 6 ruux, kuwaas oo ku eedeysan kiiska geerida marxuum Cabdinaasir Muuse Cabdiraxmaan oo Meydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaala degmada wadajir ee gobolka Banaadir.
2 daqiiqo Sheeko:URURKA MIDOWGA AFRIKA Addis Ababa: Midowga Afrika oo Iskuraacay Iney Xuduudaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Lamataabtaan Yihiin Shir-madaxeedka Ururka Midowga Afrika oo labadi maalin ee la Soo dhaafay ku kulansanaa meertada 37-aad oo ay ku yeesheen xaruntooda magaalada Addis Ababa ayaa soo saaray war-murtiyeed ku saabsan arrimo.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sarkaal Ka Tirsan Duulista Rayidka oo Guriisa Laga Helay Meydkiisa Alle ha u naxariisto Cabdinaasir Muuse oo ka tirsanaa Shaqaalaha ICAO ee Garoonka Muqdisho oo goordhaweyd qolkiisii isagoo mayd ah loogu tagay. Wararka qaar ayaa sheegaayo, waxaana qoorta uga xirnaa xarig u muuqday in lagu ceejiyay.
1 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Muxay Ka Wahadleen Ra’iisulwasare Ku-xigeenka Dalka iyo Ku- xigeenka Xoghayaha Guud ee Nabadda ee Qaramada Midoobay? Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa la kulmay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Nabadda ee Qaramada Midoobay Jean-Pierre Lacroix.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Waxa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho shir ay isagu yimaadeen Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
1 daqiiqo Sheeko:JAAMACADDA CARABTA Akhriso: Ajandaha ay Ka Wadahadleen Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Safiirka Jaamacadda Carabta Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay safiirka ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaliya Mudane Cabdullahi bin Mudlaq alcutaybe .
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Somaliland:Golaha Wakiillada oo Meelmariyay Xeerka Doorashooyinka Xildhibaannada golaha Wakiillada Somaliland ayaa ansixiyay xeerka doorashooyinka, kadib kulan ay manta yeesheen, Xildhibaanno gaaraya 59 mudane oo ka tirsan Golaha Wakiilada ayaa u codeeyay meel marinta.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Adis Ababa: Ra’iisulwasaare Kuxigeenka Soomaaliya Oo Fadhiga Midowga Afrika Ka Cambaareeyay Falalka Guracan ee Itoobiya Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac oo khudbad ka jeediyay Kulan madaxeedka 37-aad ee Midowga Afrika ayaa u jeediyay xubnaha Ururka Midowga Afrika.