2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Soomaaliya oo Diidday Habdhaqanka Itoobiya, Su’aalna Ka Keentay Sida Adis ku sii ahaan Karto Xarunta Midowga Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo sabtidii ka ka hadlay shir-madaxeedka 37-aad ee Midowga Afrika ayaa soo qaatay fal ka baxsan xeerka diblomaasiyadda oo ay madaxweynaha.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Deegaanka Hoostaga Mahadaay oo Lgu Dilay Ganacsato iyo Dagaalka Ka Dhacay Halkaasi Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ka dhacay deegaan hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe, xilli sidoo kale lagu dilay ganacsato.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Guddoomiye Aadan Madoobe oo Muqdisho Ka Daahfuray Barnaamijka Shaqo Hufan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta daahfuray Barnaamijka Shaqo Hufan.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qeybgalay Furitaanka Shirka 37-aad Midowga Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa kaga qayb galay furitaanka Shir madaxeedka 37-aad ee Midowga Afrika, kaas oo looga hadlayo arrimo dhowr ah.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Shirkii 21aad ee Wasiirada Maaliyadda DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo Muqdisho ka furmay Waxa maanta ka ka furmay magaalada Muqdisho kulan ay isku yimaadeen Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir. Shirkaan ayaa diiradda lagu saari doonaa.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulamo muhiim la qaatay Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo booqday Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka JFS, ayaa kulamo uu la qaatay waxa uu la wadaagay warbixinno.
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo Ku Jirta Wadahadallo Ciidamadii Badali Lahaa ATMIS Dowladda Soomalaiya ayaa sheegtay in ciidanka howlgalka nabad ilalainta Midowga Afrika ee ATMIS ay badali doonaan ciidamo kale, kuwaas oo ku sugnaan doona xarumaha muhiimka ah ee heerarka kala duwan dowladda.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Adis Ababa: Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Safiirrada Dalalka Jaamacadda Carabta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Addis Ababa ku qaabilay safiirrada ku jira dalalka Jaamacadda Carabta ee u fadhiya dalka Itoobiya.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka oo Hirgelinaya 5 Xero oo lagu Tababaro Danab Dowladaha Maraykanka iyo Soomaaliya ayaa dhowaan kala saxiixday is af-garad la xiriira dhismaha shan xero ciidan oo Maraykanku u dhisayo ciidamada Danab oo ay muddo sannado ah soo tababarayeen ciidamada Maraykanku.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Itoobiya Uga Qeybgalaya Shirka Midowga Afrika iyo Shirar Kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb geli Dona Meertada 37-aad ee shir-madaxeedka Golaha Midowga Afrika ayaa gaaray magaalada Addis Ababa.