1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Muqdisho: Kenya Airways oo Dib u Bilowday Duulimaadeedka Soomaaliya Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa maanta Dib u bilowday duulimaadkii tooska ahaa ee u horreyay muddo ka badan labo sanno kaddib ku timid garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha Aadan Cabdulle.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Ciyaariyahan Ka Tirsanaa Kooxda Galmudug oo Geeriyooday, Isagoo Dhuusamareeb Lagu Aasayo Alle ha ha u naxriisto Muxudiin Cabdi ( Diinow) oo ka tirsanaa ciyaartooyda xulka Galmudug ayaa ku geeriyooday magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowladda Galmudug, xilli halkaas ay safar ku mareyso kooxda Galmudug.
2 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Puntland: Booliiska oo gacanta ku dhigay Koox katirsan Daacish Booliska Dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen laba nin oo ajnabi ah oo ka tirsan hugaamiyeyaasha ISIS ee Soomaaliya ku sugan, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Booliiska, waxaana la qabtay.
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada SOMDA iyo Ganacsatada oo isku Afgartay Furidda Sanduuqaha Dhaqaalaha Gargaarka Degdegga ah Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa guddoomiyay kulan gaar ah oo ka dhacay xaruunta hay’adda, kaas oo ay kasoo qeyb galeen dhammaan madaxda ganacsatada dalka oo ay ugu horreeyaan.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya oo Kala Sixiixday Heshiis Dhanka Difaaca ah Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Difaaca ee dalkaas Yaşar Güler.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Maxaa Looga Hadlay Shirka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Akhriso: Ajandaha ay Ka Wadahadleen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Madaxweynaha Uganda? Madaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa qasriga Madaxtooyada dalka uganda ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin caddow, oo safar.
1 daqiiqo Sheeko:GOLAHA WASIIRRADA SOOMAALIYA Akhriso: Ajandaha Maanta Looga Hadlay Kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda DANQARAN? Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodi toddobaadlaha ahaa ku ansixiyay 10 Safiir oo dalkeenna uga howlgeli doona qaar kamid ah dalalka caalamka ee aan wadaagno.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Dowladda Turkiga oo Deeq Lacageed Ku Wareejisay Hey’adda SODMA. Dowladda Turkiga ayaa hey’adda Maareynta musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA waxaa ay ku wareejisay deeq lacageed taas oo qeyb ka ah gargaarka loogu talo galay dadka ay saameynta ku yeelatay.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka Akhriso: Ajandihii Looga Hadlay Kulanka Golaha Shacabka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 16-aad oo ajandihiisu ahaa dhameystirka.