Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Dowlada Federaalka ah ku bogaadiyay guulaha ay ka gaartay in laga qaado cunaqabataynta hubka, ku biirista ururka bulshada bariga Afrika, iyo 13 bishaan lagu madlansan yahay in Soomaaliya deynta laga cafiyo.