1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Ra’isul Wasaare Kuxigeenka XFS iyo Wafdi u Kuurgalaya Fatahaadaha oo Gaaray Baydhabo+Sawirro Wafdi uu hogaaminayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac ayna qayb ay ka ahaayeen heerarka kala duwan ee dowladda iyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Madaxda Hay’addaha ka shaqeeya Arimaha Gargaarka oo maanta Baydhabo gaaray.
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Wabiga Shabeelle oo Fatahaad Ka Sameeyay Deegaanno Dhaca Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed Wabiga Shabeelle oo mara webi mara qaar ka mid ah gobollada Soomaaliya ayaa ku fatahay deegaanno dhowr ah, iyada oo ay ka dhasheen khasaaro kala duwan.
2 daqiiqo Sheeko:War Qaahira: Kulammo Mirodhal ah iyo Qodobbo Muhiim ah oo kasoo baxay Socdaalka Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallim iyo wafdigiisa ee Masar. Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Macalin Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ay ku sugan yihiin magaalada Riyaad ayaa la kulmay dhiggiisa dalka Masar.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulamo Dooceedyo Riyaad Kula Qaatay Madax Carab iyo Afrika ah. Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo shirar dhowr ah uga qeyb galayay magalaada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa halkaas kulamo duuceedyo kula qaatay madaxii kasoo qeyb gashay shirarka ka dhacaya Riyaad ee Afrika iyo Carabta isugu jira.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladaha Sucuudiga iyo Soomaliya oo Kala Sixiixday Heshiis Dhanka Amniga ah Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Sucuudiga ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhanka amniga, taas oo xoojineysa xariirka soo jireeenka ah ee labada dowladood sidoo kale ka dhiseysa dadaal wadajir ah oo dhanka amniga ah.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Guddoomiye Madaale oo Guddoomiyay Kulan Looga Hadlay Saameynta Roobabka Ka Da’aya Muqdisho Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay Shirka Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir, iyada oo xoogga lagu saaray xaaladda gobolka.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Mucaaradka oo Weli Diiddan Doorashada Qof iyo Codka ah ee Madaxweyne Deni Ku Dhawaaqay Dadaalo lagu doonayo in lagu dhax dhaxaadiyo dhinacyada is haya ee mucaaradka iyo madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa u muuqda kuwa burburay kadib markii ay sabtidii ku celiyeen in ay diidan yihiin qof iyo cod.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wadamada Islaamka Ugu Baaqay Qaadashada Mowqif Mideysan Arrinta Falastiin Madaxweynaha Soomaliya Dr. Xasan Shiikh Maxamuud oo ka qeybgalaya shirka Iskaashiga Ialaamka ee ka socda dalka Sacuudiga ayaa ugu qaabay dalalka Islaamka in ay miwqif mid ah ka qaataan arrinta Israel ka waddo Gaza.
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Guddoomiye Madaale oo Ka Warbxiyay Safarro uu Ku Tagay Dibadda, Isaga oo Diray Baaq Ku Aadan El-Nino. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo kulan la qaatay Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka Banadir,waxaana ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan: Soomaaliya waxaa ay hormuud u noqon kartaa caalamka dhanka Beeraha, Kheyraadka iyo Xoolaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya Madasha Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika ayaa ka warbixiyey xaaladda Soomaaliya gaar ahaan, fursadaha iskaashiga.