2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Ku Baaqay in Dowlad iyo Shacab Gurmad Laga Sameeyo Fatahaadaha Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qayb qaataan gurmadka iyo garab istaagga Walaalaha Soomaaliyeed ee waxyeelladu ka soo gaartay fatahaadaha ka dhacay Dalka.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Koonfur Galbeed: Roobab ka Da’ay oo Sababay Go’doonka Waddada Muqdisho iyo Baydhaba Roobab mahiigaan ah oo ka da’ayey maalmihii la soo dhaafay gobollada Baay iyo Bakool ayaa sababay khasaare xooggan oo soo gaaray dadka shacabka ah ee kunool magaalooyinka qaar, marka laga eego Baydhabo, Xudur.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Sare ee Ciidamada oo Ayidday Xukun Dil oo lagu ridday Labo Walaalo ah Maxkamadda sare ee ciidamada ayaa maanta ridday xukun dil oo horay loogu riday labo walaalo ah oo lagu eedeeyay dil askari booliis ah, xilli ay labada dhinac ay murmeen, taas oo keentay dilka askariga Booliiska ah.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Saddex Qof oo u Geeriyootay Roob Ka Da’ay Galkacyo Sida lagu shaaciyay warbixintii ugu dambeysay ee maamulka Galkacyo Ilaa saddex qof ayaa u geeriyooday roob mahiigaan ah oo ka da’ay Galkacyo.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Deegaanno ka tirsan Bakool oo Lagala Wareegay Shabaab Ciidamada xoogga dalka qeybta 60-aad oo kaashanaya ciidanka Daraawiishta ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgalo qorsheysan kula wareegay deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Bakool.
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Galkacyo: Roobabka oo Sababay Burbur Hanti iyo Barakac Roobab mahiigaan ah oo maalmihii la soo dhaafay ka da’yaya magaalada Galkacyo ee caasimad u ah gobolka Mudug ayaa sababay burbur hanti iyo barakac dadweyne.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xiisadda Xananbuure oo Lasoo Afjaray Kadib Markii Ciidamo La kala Dhex Dhigay Melooshiyo Beeleedkii Colaaddii ka jirtay deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud ayaa u muuqata mid lasoo afjaray kadib markii ay amnigu la wareegeen ciidamada dowlad goboleedka Gamudug.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Mudug: Ciidamo Cusub oo Ku Biiray Gulufka Ka dhan ah Shabaab Ciidamo cusub oo Macawislay deegaanka ah ayaa lagu biirayay dagaalka ka dhan ah Shabaab kaasi oo ka socda Mudug iyo guud ahaan dowlad goboleedka Galmudug.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo Loogu Talagalay Kala Celinta Beelo Dagaalamay oo Gaaray Degmada Cadale Ciidanka Daraawiishta Booliiska iyo Nabad sugidda ee dowladdu u dirtay inay kala dhex galaan maleyshiyo beeleedyo ku dagaalamaya gobolka Shabeelada dhexe ayaa gaaray deegaanno hoos yimaada degmada Cadale ee gobolkaas.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya iyo IMF oo gaaray heshiis cusub oo ku saabsan taageerada iyo dib-u-habeynta Maaliyadda. Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixin ay uga hadashay dadaalka Dowladda Soomaaliya ee hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda oo meel wanaagsan maraya iyo Dowladda Soomaaliya iyo IMF