1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray Turkiga Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Wafti Saraakiil Boliiska ah oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga, halkaas oo lagu soo dhoweeyay.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka oo Muddo Kordhin u Sameeyay Xafiiska Qaramada Midoobay Ee UNSOM Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay in dib loo cusboonaysiiyo shaqada hawlgalka Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM). Golaha ayaa muddo 12 bilood.
2 daqiiqo Sheeko:War, Wararka Caalamka Madaxweyne Ruto oo Afrika Ugu Baaqay Iney Yeeshaan Suuq Furan oo Ganacsi oo Bilaa Shuruud ah Midowga Afrika (AU) ayaa in muddo ah waday hadafka ah fududaynta socdaalka bilaa fiisaha ah ee Qaaradda dhexdeeda, in kasta oo ay jireen heshiisyo heer Gobol ah iyo qabanqaabo laba geesood ah, horumarka laga gaaray socdaalka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Madaale ayaa Ankara Kula Kulmay Dhiggiisa Magaaladaas Mudane Mansur Yavaş. Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiya ayaa kulan la qaatay dhiggiisa magaalada Ankara.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub oo Ku Dhawaaqay Taageero Lacageed oo Lagu Kabayo Miisaaniyadda Soomaaliya 2024 Midowga Yurub ayaa Soomaaliya ugu deeqay deeq lacageed oo gaaraysa €89.5 Million oo Euro ah, lacagtaan €20 milyan oo kamid ayaa waxaa loogu talo galay in lagu kabo miisaamiyadda Dawladda Soomaaliya ee 2024
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho oo Maanta Looga Barooqdiiqayo Dadkii Ku Geeriyooday Qaraxii 29-Kii Oktoobar 2022 Maanta waa maalin kale oo Soomalaida aan u wanaagsaneyn marka lagu jiro gebogebada bisha Oktoobar. Maanta oo kale 29-kii Oktoobar oo ku beegnayd maalin Sabti ah waxaa markale dhacay musiibadii qaraxii Soobe 2
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Misaaniyadda 2024 Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2024 oo dhan $1,025,687,991.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Guddoomiye Madaale oo Dhagaxdhigay Waaxda Caafimaadka Dadweynaha Ee Gobolka Banaadir Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay xarunta Hawlgalka Degdega ee Caafimaadka Dadweynaha Gobolka Banaadir.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dunida Taageero Uga Raadinaya Qaadista Cunaqabateynta Hubka Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sugan Yurub, isaga oo halkaas ka wada galaagalo kale duwan, kuwaas uu kaga golleeyahay sidii uu taageero ugu heli lahaa qaadista cunacabateynta hubka.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Istanbuul Kula Kulamay Madaxweynaha Dowladda Turkiga. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogaan oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalad Istanbuul ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal.