Bishii aynu soo dhaafnay waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay shir heer qaran ah oo laba maalin socday, kaas oo lagu daah-furayey nidaamka cusub ee aqoonsiga qaranka, sidoo kale waxaa lagu xusayey maalinta aqoonsiga caalamiga ah oo ku beegan 16 Setembar.