1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo Muqdisho Ku Soo Dhoweeyay Dhiggiisa Dalka Kenya Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Difaaca Dalka Kenye Mudane Aadan Barre Ducaale.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay oo Cambaareeyay Xasuuqa Ka Dhacay Falastiin Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo saaray bayaan uu ku cambaareynayo weerarka lagu qaaday isbitaal ku yaalla Gaza oo la tilmaamay in Israa’iil ay ku dileen shan boqol oo ruux.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dalka Urdun oo Joojiyay Safarka Joe Biden Ee Dalkaas, Kadib Weerarkii Israel Ee Qasa Dowladaha Carbeed ee la filayay inuu maanta booqasho ku tago madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in ay hakiyeen, taas oo lagu micneeyay taageerada Maraykanka ee Israel iyo wixii xalay.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Isael oo Duqeysay Isbitaal Ku Yaalla Qasa iyo In Ka Badan 500 oo Falastiiniyiin ah oo Ku Dhintay Waxaa ay aheyd mid kamid ah dhacdooyinkii ugu xanuunka badanaa ee ka dhacay magaalada Qasa, waxaa goob qura ku geeriyooday in ka badan 500 oo ruux, kuwaas oo u badnaa dad markii horeba qabay dhaawacyo.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiirka Cadaaladda XFS Soomaaliya oo Ka Warbixiyay Shirkii Kusoo Idlaaday Baqdaad Wasiirka Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq uga qeyb galay fadhiga 39-aad ee Gollaha Cadaaladda Carabta oo markii ugu horeysay lagu qabtay.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ra’iisuwasaare Xamse oo Soo Xiray Shir Aqoon Isweydaarsi Ahaa oo Muqdisho Ka Socday Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo xiray Aqoon is-weydaarsiga Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya oo saddexdii maalmood.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wariye Qeys oo Maanta Lgu Aasay iyo Bahda Warbaahinta oo Kasoo Qeybgashay Aaskiisa Allah unaxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagua aasay wariye Cabdifitaax Macalin Nuur Qeys oo ku geeriyooday qarax xalay ka dhacay Muqdisho, waxaana lagu aasay Qabuuro ku yaalla duleedka degmada Kaxda.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi oo Muqdisho Kulan La Qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ganacsatada Soomaaliyeed la yeeshay kulan ku aaddan doorka ay ku leeyihiin jiheynta dowladnimada casriga ah ee Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Guddoomiye Madaale oo Dhagaxdhigay Wadada Isku Xirta Waabari iyo Xamarjajab Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax-dhigay wadada Laamiga ee Via Moscow.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Mareykanka oo Booqanaya Israel, Iyadoo Duqeymo Laga Fuliyay Rafax Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Arbacada bari ah booqan doona Israel, sida uu ku warramay xoghayaha arrimaha dibedda Antony Blinken, oo kulamo is-daba joogo ah la yeeshay ra’iisul wasaaraha Israel iyo madax kale.