1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda oo Dalka Morocco Kaga Qeybgalay Shirka IMF iyo Bangiga Adduunka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa uga qeybgalay magaalada Marrakesh ee dalka Morocco shirka Agaasimaha Guud ee Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF, Bangiga Adduunka iyo Wasiirada Maaliyadda dalalka Afrika.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Xarig Jaray Waddooyin Laga Hirgeliyay Caasimadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray Waddada Maxamuud Xarbi ee degmada Warta Nabadda iyo waddada Cusub ee loogu Magacdaray Madaxweynihii Hore .
4 daqiiqo Sheeko:Aragti Madaxweyne Xasan oo Diray Farriin Hoggaamineed oo Looga Hortagayo Fariimaha Jihaadiyiinta. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ka hadlay 7 sano guurada qaraxii Zoobe ayaa faahfaahiyay khasaaraha dhinac walba leh ee ay Shabaab maalintaasi geysteen.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tirada Dadka Ku Dhintay Marinka Qasa oo Kordhay, Israel iyo Xamaas oo Goodin Wada Tirada dadka lagu dilay weerarka todobaadkii labaad ka socda Marinka Qasa ayaa gaartay 2,300 oo qof sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Falastiiniyiinta, waxaana wali socda duqeymaha ay wado Israel.
2 daqiiqo Sheeko:War Ciidamo Tabarka Ku Qaatay Dalka Eritrea oo Kusoo Wahan Muqdisho iyo Doorkooda Dagalka Xilli dhowaan madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya Dr. Xasan Shiikh Maxamuud uu safar ku tagay dalka Eritrea ayaa waxaa la sheegayaa in la bilaabayo soo daad-gureynta askarta ku sugan ee muddo tabarro kale duwan ku qaadanayay gudaha dalkaasi.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maalliyadda Soomaaliya oo Kulamo Mirodhal Noqday Ku Qaatay Dalka Marocco Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdiga uu hoggaaminayo oo ku sugan Magaalada Marrakish ee dalka Morocco ayaa kulamo gaar ah gaar ah la qaatay Masuuliyiin dowladeed iyo Hey’ado caalami ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Midowga Yurub iyo Wadamo Kale oo Ku Dhawaaqay Hakinta Gargaarka Falastiin Inta badan wadamada Reer galbeed ayaa joojiyey gargaarkii ay siin jireen dadka reer Falastiin,waxaana Midowga Yurub oo ahaa deeq bixiyaha ugu weynaa ee Falastiin uu ku dhawaaqay inuu hakiyey.
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 8 Janaayo 2024 Xaalka Siyaasadeed ee Maamulka Puntland Sidee u Ekaan? Madaxweynaha maamulka Puntland ee muddo xileedkiisa Dastuuriga ah uu ku egyahay 08 Jan 2024 ayaa hadal jeedin ka sameeyay xaalka Puntland.xilli ay taagan tahay ismarin waa siyaasadeed oo ka dhashay arrimaha doorashada.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Kamid Sawirrada Muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Xusaya 14-Ka October Waa qaar kamid ah dhallinta caasimadda, kuwaas oo 6 sano kadib isugu soo baxay isgoyska Soobe si ay u muujiyaan dareenkooda ku aadan xusuusta wixii halkaas ka dhacay 14-kii October.
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maanta waa 14-ka October 2023, Xusuus Ku Nool Quluubta Soomaalida oo Tirmi Doonin Waa sanad guuradii -7aad ee qaraxii Zoobe, kadib markii maanta oo kale 14-ka October 2017kii uu qarax ahaa kii ugu weynaa ee Soomaaliya iyo Afrikaba ka dhacay isgoyskaasi oo ka tirsan degmada Hodan ee gobolka Banaadir.