2 daqiiqo Sheeko:War Koonfur Galbeed iyo Dhaqdhaqaaqyada Ka Socda Ee u Diyaar Garowga Wajiga Labaad Xilli dhowaan madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi casiis Xasan Maxamed Laftgareen uu ku dhowaaqay in la bilaabayo wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah ee Al-shabaab ee deegaannada maamulkaasI.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Canada oo Deeq Lacageed Siinaysa Shacabka Falastiin, Kadib Duulaanka Israel Dowladda Canada ayaa sii daysay Yabooh lacageed oo gaara 10 milyan oo dollar oo lagu caawinayo dadka rayidka ee ku waxyeeloobay colaada ka taagan Qasa ee dhulka reer Falastiin oo duulaan ay ka wado Israel.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidan Gorgor iyo Kuwa Deegaanka ah oo Dib Ugu Laabtay Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe Ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo amababaxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray degmada Ruunnirgood ee gobolka Shabeellaha.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoggaamiyaha KMG SSC oo Soo Dhoweyn Loogu Sameeyay Xarunta Gobolka Banaadir Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo Aqalka Dowladda Hoose ee kulan Soo dhaweyn ah u sameeyay Hogaamiyaha Maamulka KMG ee SSC Khaatumo.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Kulan La Qaatay Hoggaamiyaha Deegaannada SSC Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka hoggaamiyaha KMG ah ee deegaanka SSC Mudane Cabdiqaadir Axmed Firdhiye.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Shir Guddoomiyay Kulan Golaha Wasiirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardargelinta qorsheyaasha hortebinta u leh Xukuumadda ayaa maanta guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Madaale oo Mashruuc Indho Fiiqis ah Ka Daahfuray Degmada Yaaqshiid Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah furay mashruuc indha fiiqis ah oo ay ka faaiideysanayaan 100 ruux.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladaha Iran iyo Sucuudiga oo Ka Wada Hadlay Dagaalka Ka Socda Dhulka Falastiin Dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan ayaa waxaa uu telefoonka kula hadlay, madaxweynaha Iiraan, Ibrahim Raisi, iyaga oo ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ka taagan bariga dhexe.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Dowladda oo Howlgallo Ka Wada Deegaanno Hoostaga Degmada Mahadaay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa howlgallo aniga xaqiijin ah waxaa ay ka wadaan deegaanka Ciid Ciidka oo hoostaga magaalada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe.
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed, oo Maanta ay Ku Beegan Tahay Maalintiisa Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 80 sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay calanka Soomaaliyeed,