1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Putin oo Iska Fogeeyay Shilkii Diyaarad Ee Lagu Dilay Yevgeny Prigozhin Madaxwweyanaha wadanka Ruushka Vladimir Putin ayaa iska fogeeyay eedeymaha dowladdii loogu heysto in ay ka dambeysay dilkii dhowaan loo geystay hoggaamiyihii kooxda colooshood u shaqeystayaasha Ruushka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Khasaare Kale Duwan oo Dhashay Duqeyn Cusub oo Ruusku Ku Fuliyay Gudaha Ukrain. Khasaare kala duwan oo isugu jira mid nafeed iyo mid maaliyadeed ayaa ka dhashay duqeyn xalay ay geysteen diyaaradaha Ruushka, oo maalhaan duqeymo isxigay ay ciidankeeda ka fuliyeen dalka Ukaine, gaar ahaan gobollada xadka.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Hindise Sharciyeed Muhiim u ah Arimaha Xajka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa meel-mariyey Hindise Sharciyeedka Arrimaha Xajka iyo Xeer-nidaamiyaha Xuquuqda Bukaanka iyo Shaqaalaha Caafimaadka.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganasade Mashruuc Biyo Xireen ah Ka Waday Wabiga Shabeelle oo Baladweyne Lagu Dilay Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in habeenimadii xalay kooxo hubeysan ay ku dishay ganacsade siweyn looga yaqaanay magaalada.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Xoogga, Kuwa Deegaanka iyo Al-shabaab oo Ku Dagaalamay Gobolka Mudug Wararka ka imanaya Koonfurta gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in dagaal qaraari uu shalay ilaa iyo xalay ka dhacay meel u dhaxaysa Wisil iyo degaanka Shabeelow.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaafka Dhanka Maamul Isdiidan ah oo Ka Tagaan Magaalada Boosaaso Ee Gobolka Bari Magaalada Bosaaso ee gobolka Bari ee Puntland waxaa ka taagan khilaaf dhanka maamulka ah, kadib markii magaalada ay ka dhacday doorashada la maamul oo iska soo horjeeda, kuwaas oo mid kamid ah ay dowladdu gadaal ka riixeyso.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dibadbaxyo Lagu Taageeyay Madaxweynaha Masar oo Isku Badelay Kuwa Lagu Diidayo Madaxweynaha dalka Masar ee hadda talada haya Cabdifitaax Alsisi oo afgambi ku qabsaday 10 sano ka hor, ayaa Isniintii ku dhawaaqay inuu doonayo inuu mar saddexaad u tartamo madaxtinimada dalka.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga iyo Kuwa Deegaanka oo Dib Howlgallo Uga Bilaabay Koonfurta Mudug Ciidamada Xoogga dalka, daraawiishta Galmudug iyo xoogagga deegaanka ayaa howlgallo baaxad leh dib uga bilaabay Koofurta gobolka Mudug.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Kenya oo Shaacisay Waqtiga ay Ciidankeeda Kala Baxayso Soomaaliya Dowladda Kenya oo ciidamo badan ay kaga sugan yihiin Soomaaliya, kuwaas oo ka tirsan howlgalka nabad ilaalinta midowga Afrika ee ku sugan dalka iyo ayaa shaaca ka qaaday goorta ay ciidanka ay kala baxayso Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubin Ka Tirsan Al-shabaab oo Isku Dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Qeybta 60-aad Isxaaq Aadan Shuceyb (Cumraani ) oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa maanta isku soo dhiibey ciidanka xoogga dalka qeybta 60-aad, gaar ahaan Ururka 46-aad ee uu fadhigoodu yahay degaanka Goof-gaduud buureey ee gobolka Baay.