1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday in ay Bilowday Qaadashada 3,000 oo Macalimiin Cusub ah Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee JFS ayaa sheegtay in markale ay qaadanayso macalimiin cusub, kuwaas oo tiradoodu gaareyso 3,000 oo macalimiin si loo xaliyo baahida waxbarasho ee ubadka Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Dastuurka Baarlamaanka Jubbaland Waxkabadel Ku Sameeyay Dhowr Qodob oo Dastuurka Maamulka ah Baarlamaanka Jubalaand oo wax ka badel ku sameeyay dastuurka maamulkaas ayaa meesha ka saaray qodobo dhowr ah, islamarkaana kuwo kale dib u eegis ku sameeyay oo hab kii hore ka duwan u dhigay.
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY Akhriso:Maxaa Looga Hadlay Shirka Sanad Laha ee Dowladda iyo Qaramada Midoobay? Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta si wadajir ah magaalada Muqdisho ugu qabtay shirka sanadlaha ah ee Guddiga Wadajirka ah ee (JSC) ee looga hadlo horumarka laga gaaray qaab-dhismeedka.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Hanti-dowraha Qaranka oo Sheegay in 30 Million Lacag Ku Dhow La Lunsaday Hanti-dhowraha Guud ee qaranka Mudane Axmed Ciise Guutaale oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in Ku dhowaad $21 Milyan oo dollar aysan qasnadda dowladda ku dhicin oo gaar loo leexsaday, islamarkaana baaritaan ay sameeyeen.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Safar Ku Gaaray Deegaanka Wargaadhi ee SH/Dhexe Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray magaalada Wargaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo uu kulamo gaar ah kula leeyahay saraakiisha Ciidanka.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqanka & Buugta Ra’iisulwasaare Xamse oo Booqday Qoysaska uu Ka Geeriyooda Professor Jawaari Isagoo Buugga Tacsida Saxiixay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku booqday hoyga ay ka daggan yihiin magaalada Muqdisho qoyska Allaha u naxariistee Prof. Maxamed Shiikh.
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamada Ciidamada oo Xukun Xabsi, Mag iyo Kasaarida Ciidanka Isugu Dartay Askari Xabad Afka Uga Dhuftay Taliyihiisa Dable Xoogga Maxamed Xiireey Maxamuud oo ka tirsan guutada Cali bin abii Daalib, ayaa loo soo xiray inuu dhaawac culus uu u geystay taliye unugiisa oo Xabad uu afka uga dhuftay, kaasi oo lagu magacaabo Dable xoogga.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada WAR DEG DEG: Baarlamaanka Jubbaland oo Meesha Ka Saaray Qodob Ka Hor Istaagi Lahaa Axmed Madoobe Inuu Tartamo Mar Saddexaad Kulan ay goor dhow yeesheen Baarlamaanka maamulka Jubbaland oo ku saabsan wax-ka-bedelka Dastuurka ayaa lagu ansixiyay wax ka bedelka qaar ka mid ah qodobada muhiimka ah ee Dastuurka Jubbaland.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Koox Hubeysan oo Saddex Qof Ku Dishay Galgaduud Koox hubeysan ayaa Saddex qof oo xoolo dhaqato ah ku dilay baadiyaha deegaanka Dalsan oo hoos yimaada degmada Caabudwaaq ee Galgaduud,
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Madaxweyne Xasan Sheekh: Shabaab iyo Innaga wax naga dhaxeeyo ma leh Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aaney jirin wax ka dhaxeyn kara dowladdiisa iyo Shabaab isaga oo meesha ka saaray in aaney jirin aragtiyo la isbarbadhigi karo oo jira.